ereyga

rocking-chair

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

rocking-chair

DHAN

rocking-chair, n.f. - kursi labo lugood oo qaanso oo kale ah ku taagan oo marka lagu fadhiisto lulma

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

deck chair

DHAFANDHAAF

/dhek-jeer/ (n) kursi isku-laabma oo bannaanada lugu isticmaalo.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

looking-glass

DHAFANDHAAF

n., muraayad, -di.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

working class

DHAFANDHAAF

/werkin-klaas/ dabaqadda shaqaalaha.

waa la naqliyay ✓