rimprovero
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
rimprovero
s.m. - canaan.
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
CANAAN
Rimprovero
Reprimand

Canaan

Xaarxaaro
Rimprovero
Reprimand
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
rimproverare
v.tr. - canaanasho, xarxaarin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
improve
/impruuv/ (v) hagaajin (horumarin) (sidii hore ka fiicnayn). e.g. I like to improve my English.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
improper
/impropar/ (adj) wax aan habboonayn (aan munaasib ahayn), qalloocan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
rimuóvere
v.tr. - ka dhaqaajin, durkin; ka qaadid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
riprovare
v.tr. - sii tijaabin; canaanasho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
imposer
imposer, V. - dulsaarid (cashuurta, waajibka shaqada iwm).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
proverb
/prowverb/ (n) maah-maah. e.g. Two common proverbs are 'Be like a postage stamp-stick to one thing until you get there' 'Don't count your chickens before they're hatched!'
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
proverb
n., maahmaah, -di.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reprove
/ripruuv/ (v) xaar-xaarin (canaanasho).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
reprove
(see reprehend).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
disprove
/dhispruuv/ (v) beenayn, burin.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
disprove
v.tr., (confute) beenta ku rumay, beeni.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
implorer
implorer, v. - weydiisad codsi ah (maxkamadda).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
imprimer
imprimer, v. - daabicid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impropre
impropre, adj. - aan nadiif ahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rempoter
rempoter, v. - geed meeshi u ku beernaa ma'ahe meel kale lagu talaalo
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
imprimere
v.tr.- raad ku reebid; shabadayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
improvise
/improvays/improvises, improvised, improvising; (v) hawl ama ficil aad samaysid adigoon horey usoo-qorshayn ama uga soo fakarin. (fiiro la'aan hawl u qabasho).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
introvert
/intravert/introverts, introverted; (n) qofka afka-gaaban, xishoodka badan ee kali socodka ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
remployer
remployer, v. - dib shaqo u qorid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
réprouver
réprouver, v. - ku gacan saydhid
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
ritrovare
v.tr. - dib u helid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
improviser
improviser, v. - iyada oo aan lagu talagalin oo markaba la alifo gabay; hees ama muusik iwm.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
improvviso
agg. - kedis.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
réimprimer
réimprimer, v. - dib u daabicid
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
compromésso
s.m. - isla gaarid afgarasho.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
controvèrso
agg. - muran ku jira.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
frigorifero
s.m. - qaboojiye, frinjiteer.
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
improve (v)
tuusisaal; egerlihaawshaal
hor u marin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
improvement
/impruuvmant/ (n) horumar (kasoorrayn), fiicnaansho.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
rimpiangere
v.tr. - u shallayn, tebid.