right-handed
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
right-handed
/rayt-handhid/ (adj) midigle (qof gacanta midig uun wax ku qabta, aan gurranayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
right-hand
/rayt-handh/ (adj) 1. gacanta midig 2. dhanka midig.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
labamidigle
-labamidiglaha: (n) ambidextrous (ambe dhakistes) man who can use both hands equally; two right-handed man
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
single-handed
/singal-handhidh/ (adv) hawl qof kaligiis qabto, ~ nitooxsi.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
right-footed
midigle
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
first-hand
/ferest-handh/ (adj) gacantii-koowaad ah, sida hadal meeshuu kasoo unkamay laga soo ogaaday. e.g. first-hand news.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
frightened
/fraytanidh/ (adj) argagaxsan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pig-headed
/pig hedhid/ (adj) maskax adag (aan waxba maqlayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
right-wing
/rayt wing/ (n) garabka midig (xisbi iwm, oo badanaa muxaafid ah oo isbeddel weyn aan danayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
open-handed
/owpen-haandhid/ (adj) gacan furan (deeqsi ah).
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Right angle
Xagal qumman
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
right angle
/rayt angal/ (n) xagal toosan (90 digrii ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
empty-handed
/empti-handhidh/ (adj) faro-marni, gacma-maran.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
right winger
baalka midig
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
light-fingered
/layt fingardh/ (adj) faraha ka falan (waxyaabaha yar-yar xada).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
single-minded
/singal-mayndhidh/ (adj) hal ujeeddo leh (hal dan leh).