resultat
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
résultat
résultat, n.m. - helitaanka; natiijo (caadbax); go'aan; gabagabo
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Resultant
Helaad
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Resultant
Helaad
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
aboutir
aboutir, v. - meel gaadhid (halka uu socdaalku ku eg yahay)
ce champ aboutit à un chemin - beertani waxay dhinaca ku haysa jid ama wado
tous ces raisonnements aboutissent au même résultat - falanqayntanu ama indha indhayntan kala duwan biyadhacoodu waa isku mid
cette affaire a finalement abouti - arintan ugu dambays goolba laga gaadhay
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
produit
produit, n.m. - wax soo saar
ce qui est produit par une industrie - wixii warshaddu samayso ama dhulka ka baxa sida beerta
résultat d'une réaction - ka dhasha falgalka curiyayaasha
produit mathématique - ka dhasha laba lambar oo la isku dhufto
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
risultato
s.m. - xaasil, natiijo.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
result
go'aan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
result
/risalt/ (n) 1. natiijo (fal la sameeyo waxa ka dhasha) 2. go'aan (gaba-gabada wax ku dhammaadaan).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
result
n., dog or dug, -ti; bad result, eedis, -ti.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
résulter
résulter, v. - ka dib; wax fiican haddaad fasho (sharaftaaday gadaysaa)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reluctant
/rilaktant/ reluctantly; (adj) diiddan (aan ogolayn ama caga jiid ah).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
résistant
résistant, adj. - xoog ah; xooggan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
révoltant
révoltant, adj. - gadooda
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
risultare
v.intr. - xaasilid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
resuscitate
/risasateyt/ resuscitation; (v) miyirsi (dib usoo nefisid, suuxdin ama qof biyo laqeen oo dib usoo kaca ama u soo naaxa).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
resuscitate
v.tr., noolay, noolaysii.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
realtà
s.f. - xaqiiqo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sultan
/saltan/ (n) suldaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sultan
sultan, n.m. - suldaan
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
sultan
n., suldaan, -ki.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Regular
Hable
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
regular
/regyular/ (n) 1. joogto ah (aan isbeddel lahayn) 2. caadi ah (qiyaas ah, dhex-dhexaad ah).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
regular
a., qun.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
restant
restant, n.m. - hadhaa; baaqi
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
regulate
/regyuleyt/ (v) 1. xukumid (siiba hab nidaam-raac ah ku xukumid) 2. hagaajin (nidaamin).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
requital
(see recompense).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
consultant
/konsaltanti/ (n) la taliye.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Consultant
Abwaan, khabiir ma-dhafaana
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
desultory
/dhisaltori/ (adj) aan nidaam lahayn (qubaash ah).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
insultare
v.tr.- aflagaadeyn, caayid, afxumayn.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Redundant
Dheeraad
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
redundant
/ridhandhant/ redundantly; (adj) siyaado ah (buro ah, oo aan loo baahnayn).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Regulator
Sime
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reinstate
/rii insteyt/ reinstatement; (v) 1. jagadiisii dib ugu soo celin (mansabkiisii usoo celin) 2. dib-u soo celin (wax sidoodii ama meeshoodii lugu celiyo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
reluisant
reluisant, adj. - madax adag; damiin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
remontant
remontant, n.m. - fuulis; xoojin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
repellant
/ripelant/ (adj) 1. karaahiyo ah (la nabcaysto) 2. wax ama maaddo cayayaanka didisa (cayayaan didiye).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
repentant
/ripentant/ (adj) toobad-keen (toobad la imaansho).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
repentant
a., calaacalsan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
repudiate
/ripyuudhiyeyt/ repudiation; (v) qaadicid (diidid).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
répugnant
répugnant, adj. - aad u fol xun
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
requérant
requérant, adj. - qofka arjiga (dalabka) soo gorta
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
resilient
/risilyant/ (adj) bogsan og (sidiisii ku soo noqon og, markii wax asiibaan, sida dhibta, jugta, xanaaqa iwm).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
resort to
/risoort-tu/ (v) miciinsad (miciin bidid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
resurrect
/resarekt/ (v) dib-usoo noolayn (mar kale soo noolayn). resurrection/resarekshan/ (n) soo-noolaansho (dib-usoo noolaanshada dhimashada ka dib).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
retaliate
/ritaali eyt/ (v) ka aarsasho (ka aar-gudasho).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
retaliate
v.tr., qisaas.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
penultimate
/penaltamit/ (adj) kan ugu dambeeya midka ka horreeya (wax dambe waxa ka horreeya).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
regurgitate
/rigarjateyt/ (v) matagid (soo hunqaacid wax horey loo liqay).