restraints
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
restraints
(n) straps used to restrict movement.
la xidhxidhay ama la xejiyay
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
restrain
/ristreyn/ (v) 1. joojin (celin) 2. xannibaad (xannibid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
restrain
(see refrain).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
restant
restant, n.m. - hadhaa; baaqi
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rentrant
rentrant, adj. (angle) - xagal ka yar sagaashan (90°) derejo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
restrict
/ristrikt/ restricted; (v) xadayn (xad u yeelid).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
retraite
retraite, n.f. - hawl gabid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
retraité
retraité, n.m. - qof ka shagadda ka fadhistay
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unrestrained
/anristreyndh/ (adj) aan xadaysnayn (aan la xadayn, aan la celin, aan la caabiyin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
restreindre
restreindre, v. - xadayn
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Registrations
Buug gelin, diiwaangelin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entrain
entrain, n.m. - is nacaybe.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entrait
entrait, n.m. - tiirarka gudban ee guriga intiisa kore haysa.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
entrant
/entrant/ (n) ka qayb-gale, sida qof ciyaar ka qayb-gala.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entrant
entrant, aprt.passé - galitaan; lasoo galo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
estinto
agg. - salguuray.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
refrain
/rifreyn/ (v) 1. iska-deyn (ka waantoobid) (n) 2. dhammaadka bog kasta ee heesta (meesha beyd kasta lugu soo gooyo, oo badanaa isku si ah).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
refrain
v.tr., (repress) jarra bar, tababar, camal xun is karaw.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
remains
/rimeyns/ (n) 1. hanbo (haraaga cuntada) 2. meyd (siiba markuu in badan meel yaalo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reprint
/riiprint/ (v) dib-u daabicid (mar kale daabicid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
retract
/ritraakt/ (v) 1. ka noqosho (dib uga rujuucid hadal qof yiri) 2. gadaal u noqosho sida bistoonada matoorka.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
retract
v.tr., cesho; retract your words, hadalkaaga cesho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
abstrait
abstrait, adj. - waxa aan la taaban; sida quruxda; urta
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
certains
certains, pron. - Xoogaa yar.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
distrait
distrait, adj. - aan feejignayn; aan digtoonayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
entrails
/intareylis/ (n) calool-kujirta, uuselyda.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
entrails
n., uuslaho or uusloho, -adi, uuslahays, -ti.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
estraneo
agg. e s.m. ka baxsan; shisheeye.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
estrange
/istareynj/ (v) didin, colaad ku-beerid. e.g. Her violent behaviour estranged her from her friends.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
êtreinte
êtreinte, n.E. - isku duubid
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
gestante
agg.e s.f. uur leh; xaamilo.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
remnants
n., (of food around the mouth) dufan, -ki; (in the teeth) findhicil, -ki; pick off the remnants, findhicilo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
resonant
/risanant/ resonance; (adj) cod is daba jooga ah ( jabaq-celin ama layar-celin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
retainer
/riteynar/ (n) lacag dabaaji ah oo sida badan looyarada la siiyo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
strained
/streyndh/ (adj) kacsan (isku- buuqsan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
strainer
/streynar/ (n) miire (shay wax lugu kala miiro).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
strainer
n., (filter) darur, -ti.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
certainty
/sertanti/ (n) hubanti; yaqiin; xaqiiq.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
certainty
certitude, n., dhab, -ti, run, -ti.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Districts
Degmo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entrainer
entrainer, V. - xaaqid; dhul xaadhid
entrainer dans l'erreur - daacad-darro.
apprendre - tababbarid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
eyestrain
/aay-istareyn/ (n) indha-daal (xanuun, iyo daal indhaha qabta oo uu keeno akhriska farta yar-yar iwm).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
constraint
/konistareynt/ (n) khasab (sandulle) (n) 2. is-adkayn (is-xukumid), sida qofka oo naftiisa xukuma.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
restaurant
/resta ront/ (n) baar (mukhaayad).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
restaurant
restaurant, n.m. - makhaayad; hodheel cunto.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Restricted
Xadaysan
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
ristorante
s.m. - makhaayad.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
constrained
/konistareynidh/ (adj) ku khasban (khasab ah).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Instruments
Qalab, Aalad
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
overtrained
ta ba bar-dhaaf
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préretraite
préretraite, n.f. - soo hormarin waqtigii shaqada laga fadhiisan lahaa
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prestigious
/prestijas/ (adj) ixtiraam iyo sharaf weyn leh ~ haybad leh, martabad fiican.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Reparations
Matelid,
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
restorative
/ristoorativ/ (adj) nafaqa leh (cuntada jirka caafimaadka iyo Xoogga usoo celisa).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
restriction
restriction, n.f. - keydsasho; yaraynta; xadaynta.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
restringere
v.tr. - dhuujin, adkayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
addestraménto
s.m. - carbin(ta), tababar.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
registrazióne
s.f. - diiwaan gelin (ta), duubid (da).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Repatriations
Dal ku celin