research
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
research
/riserj/ (n) baaris (siiba cilmi-baaris, si wax cusub loo soo saaro).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Research
Baaris
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
aqoonbaaris
vl. n. research (knowledge); cultural and scientific research
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
baadhitaan
vl. n. investigation, analysis, research
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
baadiggoob
v., [compound] look for (a stray ~ something lost); search, research
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
baare
m. n. investigator, questioner; researcher, scholar
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
baaris
vl. n. research, investigation
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
baarista afafka
n. phr. philology; linguistic research
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
baaritaan
vl. n. investigation, analysis, research, inspection
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
cilmibaaris
f. n. scientific research
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
faaqide
m. n. controller, inspector, examiner, researcher
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
jeri
v. search, look for, research
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
jeris
vl. n. search, research
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
rugta baarista
f. n. research center, laboratory
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
salgaar
m. n., [compound] researcher, seeker after knowledge
salgaar v., [compound] research, find out the truth
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
laboratory
(n) a room or building equipped for scientific experiment or research, or evaluation of blood specimens.
shaybaar
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
aqoondarsi
-ga: (v) 1. research (riseerji); scientific investigation or inquiry ~ cilmibaaris. 2. correspondent school (kores-poon-dent iskuul); distance learning
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
baarid
-da: (n) investigation (investageyshin); inspection (inispekshin); research ~ baaritaan, baaris
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
baaris
-ta: (n) 1. research (ri-seerj); inspection (inis pek shan); screen (iskiriin); 2. checkup (jeek ap). Ex: baaris caafimaad; medical checkup [general physical examination]
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
cilmibaaris
-ta: (n) scholarly or scientific research, investigation or inquiry ~ aqoon darsi
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
daraasad
-da: (n) 1. study (istadhi)-, curricula; courses of study -manhaj. 2. investigation (investageey-shin); inspection (inispek-shiriy, research ~ diraasad, baaritaan, baaris
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
darsid
-da: (n) study (istadhi); investigation (investageyshen); inspection (inispekshen); research ~ baarid, baaris
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
search
/serj/ (v) 1. raadin (baadi- goobid) (n) 2. baadi-goob (raadis).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Search
Raadin, baarrid
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
search
v.tr., baadh, doon; n., doonin, -ti.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préséance
préséance, n.f. - ka hormaray qofka leh sharaf awgeed
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reach
/riij/ (v) gaarid (meel ama shay aad rabto inaad gaarto).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
reach
n., gadniin, -ti; v.tr., gad, soo gad; make, gadsi.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Starch
Istaarj
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
beseech
/bisiij/beseeches, beseeched, beseeching, besought;(v) si baahi ka muuqato wax u tuugid (aad u baryid)
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
beseech
v.tr., (implore) bari, dalbo; I beseech you, sir, pardon me, saab, baryaan kaa dalbaday ee i cafi, or waxaan kaa baryay ee i cafi; I beseech your attention, foojigaantaadaan weydiisanayaa, or kaa baryayaa.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reserve
/riserv/ reserved;(v) 1. boos-celin (boos u hayn, sida boos cid loo sii celiyo, kuraasta baararka, dayuuradaha iwm)(n) 2. kayd (kaydsasho) (n) 3. dhul seere ah (dhul arin gaar ah loo xiray) 4. af-gaabni (qof xishood iyo wax iskula har badan).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Reserve
Kayd
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
réserve
réserve, n.f. - keydsasho; la kaydsaday: gaybqaybsi; wakhtiga soo socda u sii gaybin; raashin gaybin; xabbad-ridid ama dab ridid looga jeedo salaan ama soo dhaweyn; qiimayn; tababar; aqoonsi
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
restare
v.intr. - joogid, ku harid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
despatch
/dhispaaj/ (n, v) eeg dispatch.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
despatch
v.tr., (send) dir, dhaqso u dir.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
rehearse
/rihers/ (v) 1. tababar-qaadasho (carbis samayn riwaayadda ka hor) 2. jeedin (hadal si taxane ah u jeedin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
resource
/risoors/ (n) 1. khayraad (badanaa hantida dabiiciga ah ee dhulka ku jirta). 2. tab (xeelad wax laysaga dabbiro); dabbiraad.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Resource
Xoolo, Maal-dedan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
cornstarch
/kornistaarj/ (n) bur galleey shiidan laga sameeyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
recherche
recherche, n.f. - codsasho; weydiisasho; codsi
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
redevance
redevance, n.f. - ijaar; dayn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
rehearsal
/rihersal/ (n) tababarasho (carbis la sameeyo intaan wax la matalin ka hor, sida carbiska riwaayadaha).
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Resonance
Isku dubadhac
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
résonance
résonance, n.f. - isku dubadhac
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
resources
/risoorsis/ (n) ilo-dhaqaale (lacag, hanti, qaniimo iwm).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Resources
Qaniimad
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
resserrer
resserrer, v. - isku uruurin; isku xejin; isku yarayn; isku cidhiidhid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ressource
ressource, n.f. - hanti ganiimad; khayraadka dhulka
sans ressource - lacag la'aan (shaqo la'aan); aan caawinimo lahayn; aan caawin karin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
restaurer
restaurer, v. - soo celin (sida waa la soo celiyey alaabtii la xaday)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
resurrect
/resarekt/ (v) dib-usoo noolayn (mar kale soo noolayn). resurrection/resarekshan/ (n) soo-noolaansho (dib-usoo noolaanshada dhimashada ka dib).
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Crust earth
Oogada dhulka
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
resemblance
n., ekaan, -ti.