regularite
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
régularité
régularité, n.f. - sharciga waafaqsan; nidaamsan;
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
irrégularité
irrégularité, n.f. - aan nidaamsanayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
regulate
/regyuleyt/ (v) 1. xukumid (siiba hab nidaam-raac ah ku xukumid) 2. hagaajin (nidaamin).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
irregularity
n., janjeedh, -ki.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
singularité
singularité, n.f. - aan kuwa kale la mid ahayn; ka duwan
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Regular
Hable
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
regular
/regyular/ (n) 1. joogto ah (aan isbeddel lahayn) 2. caadi ah (qiyaas ah, dhex-dhexaad ah).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
regular
a., qun.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
regalare
v.tr. - hibeyn, hadiya ahaan u dhiibid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
regolare
agg. - hagaagsan, habaysan.
regolare: v.tr. hagaajin, nidaamin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
regularly
/regyularli/ (adv) si joogto ah oo nidaamsan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
popularité
popularité, n.f. - caannimo; dadka ku dhex caan ah.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Regulation
Habayn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
regulation
/regyuleyshan/ (n) xeer (nidaam-maamuleed).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Regulation
Qaanuun, Nidaam
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
exemplarité
exemplarité, n.f. - dabeecada qofka lagu dayan karo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
peculiarity
/pikyuuliyaarati/ (n) 1. tilmaamo gooni ah leh (waxyaabo khaas u ah) 2. dhakafaar iyo yaab leh (wax aan horay loo arag).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
particularité
particularité, n.f. - wax u gaar ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
égalité
égalité, n.f. - sinaan; is le'eg; siman.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
emulate
/emyuleyt/ (v) la-tartamid (in qof laysku dayo in la-gaaro ama laga-badiyo). e.g. She tried to emulate her sister's good manners.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
guarire
v.tr. e intr. - bogsiin, raysiin; bogsasho, raysasho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
réalité
réalité, n.f. - xaqiigo; run
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
réglage
réglage, n.m. - habayn ama nidaaminta
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
regnare
v.intr. - xukumid (boqortooyo); u talin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reunite
/riiyunayt/ (v) dib-u kulmid (la kulmid dambe, ayadoo muddo lays waayey).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
reunite
v.tr., uruuri, isku dar.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
rewrite
/riirayt/ (v) dib-u qorid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hilarité
hilarité, n.f. - lagu farxo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
légalité
légalité, n.f. - Sharcinimo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
reculade
reculade, n.f. - dib u gurasho
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
régalade
régalade, n.f. - cabitaan afka la isaga shubo iyada oo aan bushimaha la taabsiin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
régulier
régulier, adj. - caadi; caadi ah; nidaamsan; si fiican isugu hagaajisan; aan kasoo hor marin kana dib dhicin waqtiga
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Relative
U-eegid
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
relative
(n) a person who is related by marriage, ancestry, or family,
qaraabo ama ehel
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
relative
/relativ/ (n) 1. qaraabo (ehel) (adj) 2. markii la bar-bar dhigo. (kolkii loo eego; sida laba wax oo laysu fiiriyo) 3. la xiriira (khuseeya); ku lug leh.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
reputare
v.tr. - u haysasho, tixgelin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
retraite
retraite, n.f. - hawl gabid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
retraité
retraité, n.m. - qof ka shagadda ka fadhistay
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
réussite
réussite, n.f. - guul
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sécurité
sécurité, n.f. - ammaan ah; dhawrsoomid; amaan ; nabadgelyo; badbaado; nabadqab
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
veulerie
veulerie, n.f. - aan firfircoonayn; noolnoolayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
angulaire
angulaire, adj. - Xaglo leh; Cidhifyo leh; Xagleed; Xagleysan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pegmatite
pegmatite, n.f. - nooc kamid ah garaanitka oo macdanta ku jirta indhaha lagu arki karo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
précarité
précarité, n.f. - dabeecada wax aan rasmi ahayn
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Regulator
Sime
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
repulsive
a., baas.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
requisite
/rekwasit/ (adj) 1. daruuri ah (wax layska rabo oo hawl ama arin looga baahan yahay) 2. dalab ah (dalab samayn).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
scolarité
scolarité, n.f. - xiliga waxbarashadu socoto
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
séculaire
séculaire, adj. - qarni ama ka badan jira
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sexualité
sexualité, n.f. - dabeecada u gaarka ah ee ay ku kala duwan yihiin labka iyo dhaddiga.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
popularity
/popyalaarati/ (n) caannimo, sumcad.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
popularize
/popyalarays/ (v) caan ka dhigid (faafin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
recuperate
/rikuupareyt/ recuperation; (v) bogsasho (raysasho).
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Regelation
Dib u barafcw
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
régulateur
régulateur, adj. - hab wax ku socdaan ilaaliya
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
remunerate
/rim yuunareyt/ remuneration; (v) ujro (hawl la qabtay lacag laysku siiyo; mushaar ama lacagta saacadaha lugu bixiyo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
similarité
similarité, n.f. - isku eekaansho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
réapparaître
réapparaître, v. - soo muugasho mar labaad
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
régionaliste
régionaliste, adj. - wax la xidhiidha u gaar ah gobol.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
singulariser
singulariser, v. - gooni looga sooco inta kale
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
familiarité
familiarité, n.f. - saaxiibnimo; qoysnimo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
legislative
/lejasleytiv/ (adj) sharci dejin la xiriirta (sharci samayn ah).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
originalité
originalité, n.f. - asal ahaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
populariser
populariser, v. - caan ka yeelid; la shacbiyeeyo
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
regolaménto
s.m. - xeer qeyxe.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
regurgitate
/rigarjateyt/ (v) matagid (soo hunqaacid wax horey loo liqay).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reincarnate
/rii inkaarneyt/ (v) dib-usoo noolaansho adoo khalqi kale ah (sida adigoo naftaadii mas la soo geliyo! kiristaanka qaarkood ayaa aaminsan).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
reputazióne
s.f. - sumcad, sharaf, xushmo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
revaloriser
revaloriser, v. - qiimo loo yeelo mar labaad; la qiimeeya mar labaad
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
séminariste
séminariste, n.m. - siminaar ku jira; wax barasho gaaban ku jira
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
titulariser
titulariser, v. - shaqaalayn
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
végétarisme
végétarisme, n.m. - hab nololeed oo aan hilibka la cunin.