reckon on
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reckon on
/rikan on/ (v) 1. rajo fiican ka qabid 2. ku kalsoonaan.
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
reckon (v)
hasaawaal
xisaabin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reckon
/rekan/ (v) 1. xisaabin (isku-xisaabin) 2. fikrad ka qabid (fikradda qof ama shay laga aaminsan yahay) 3. rajeyn (filid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
reckon
v.tr., tiri.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reckoning
/rikanin/ (n) xisaabin.
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
reason (n)
sawaw
sabab
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
beckon
/bekan/ (v) u gacan haadin (gacanta ugu yeerid)
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
beckon
/bekan/ (v) meerarow. He beckoned me to come closer.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Konton
(Konton-ka)
Tiro shan tobnaad ka kooban; shan meelood oo meeshiiba toban tahay; (50).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
konton
m.l.t. Tiro ka kooban shan meelood oo min toban ah; shan tobnaad; “50”.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
konton
m.l.t. Tiro ka kooban shan meelood oo min toban ah; shan tobnaad; 50.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
konton
num: fifty
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
konton
-ka: (n) fifty (fifti); 50
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
konton
-ka: (magac, lab, keli) tiro shan tobnaad ah; shan meelood oo meeshiiba toban tahay; (50).
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
konton
de: fifty
lx: konton
pd: (-ka)
ps: num-m
key: konton
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
racoon
/raakuun/ (n) dabacaddeeye (bahal mukulaasha u eg oo digaagga iyo shimbiraha cuna).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
fecóndo
agg. wax dhali karta (nafley dheddig).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pick on
/pik on/ (v) qof qabsasho (eed qof u qabsasho).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
recinto
s.m. - xero, mooro.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
rely on
/rilay on/ rely upon; (v) isku-hallayn (aaminid, kalsooni ku qabid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reunion
/riiyuunyan/ (n) kulan (dib-u kulmid dad muddo is-moogaa, sida ehel ama asxaab hore).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
réunion
réunion, n.f. - kulan; qaabbilaad; fadhi; shir; gole; guddi loo xilsaaray inay shaqo gaar u fuliyaan
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
reunion
(see assembly).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
secóndo
agg. - labaad (s. mano: wax la isticmaaley).
secóndo prep. - haddii loo fiiriyo ra'yi ahaan.
secóndo: s.m. - ilbiriqsi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tack on
/taak on/ (v) ku daba-darid (ku siyaadin hadal ama qoraal).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
éclosion
éclosion, n.f. - ugaxdu marka ay dilaacdo ukuntu
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
raccónto
s.m. - sheeko.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
reception
soo dhaweyn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reception
/risepshan/ (n) 1. soo-dhawayn (soo dhawaynta iyo qaabilaadda martida) 2. qabashada codka raadiyaha iwm).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Reception
Martiqaad
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
réception
réception, n.f. - qaabilidda; soo dhawaynta
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
recession
/riseshan/ hoos-u-dhac dhaqaale (muddada waddan ku jiro xilli dhaqaalihiisu hoos u dhacay).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
récession
récession, n.f. - dib unoqosho; dib u gurasho
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
réclusion
réclusion, n.f. - cidla ku noolanshada
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
réconfort
réconfort, n.m. - sharfidda; weynayn; u abaal gudid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
recognition
/rekagnishan/ (v) aqoonsi (aqoonsasho).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
recognition
recognition, n.f. - la aqoonsado wanaagiisa
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
recondition
/riikandhishan/ (v) cusboonaysiin (dib-u hagaajin, sidiisii hore laga dhigo).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
respond for
v.i., damiino.
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
reunion (n)
holom
kulan
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
treason (n)
hayaani
khayaano