reciproque
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
réciproque
réciproque, adj. - beddel; kala beddelasho
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reciprocate
/risiprakeyt/ (v) 1. u gudid ama ka aarsasho qof intuu kuu galay (saxan saxan ku gud) 2. dhaqaaq horay iyo gadaal ah (sida dhaqaaqa bistoonka matoorada).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Reciprocate
Darandoorri
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
reciproco
agg. - laysdhaafsado.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Reciprocal
Rogaal
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Reciprocal
Rogaal
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reciprocal
/risiprakal/ reciprocally;(adj) wax is-dhaafsi, siiba si wax wadaag ah oo siman.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
reconvoquer
reconvoquer, V. - u yeedhid mar labaad
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reprove
/ripruuv/ (v) xaar-xaarin (canaanasho).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
reprove
(see reprehend).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
remarque
remarque, n.f. - dib u calaamayn; arkid; laga agoonsado kuwa kale
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
remorque
remorque, n.f. - gaadhi yar oo alaabta la saarto oo gawaadhi yaryar lagu xidho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
réplique
réplique, n.f. - jawaab
sans réplique - aan laga jawaabi karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
reproche
reproche, n.m. - canaan; ceeb; eedayn
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
quiproquo
quiproquo, n.m. - is afgaranwaa; si khalad ah ufahmid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reproduce
/riipradhyuus/ (v) 1. dhalid. 2. soo saarid (dib-u soo saarid ama samayn noociisii oo kale); koobbi abuurid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
recipiénte
s.m. - weel.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
périphérique
périphérique, adj. - la xidhiidha dhinacyada wareega.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hérésiarque
hérésiarque, adj. - madax mad'habta falaagowda ee diinta Kirishtanka.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
precipitare
v.intr. - dhicid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
precipitate
/prisipateyt/ (v) 1. soo dadajin (fal dhiciddiis soo de-dejin) 2. degid ama fariisad maaddo kiimika ah (adke kiimiko oo hoos u miirma).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
precipitate
v.tr., ka tur.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préfabriqué
préfabriqué, adj. - sii samaysan; sii diyaar ah
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préhistorique
préhistorique, adj. - dhigaalka ama goraalka taarikhda ka hor; intaan taarikhda la qorin.