receptionist
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
receptionist
(n) an office worker employed chiefly to receive callers and answer the telephone.
qofka xafiiska ka shaqeeya badana ka jawaaba taleefanka
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
receptionist
/risepshanist/ (n) soo dhaweeye (qofka qaabilsan soo-dhaweynta dadka xafiis imaanaya, sida xafiis takhtar iwm).
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
soo dhaweeye
-dhaweeyaha / soo dhaweysada: (n) receptionist (risep-shaniist)
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
xoghaye
-xoghayaha: (n) secretary (sek-rateri)-, receptionist (ri-sep-shaniisty, —xoghayeha guud: (n) the general secretary or the secretry general
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
reception
soo dhaweyn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reception
/risepshan/ (n) 1. soo-dhawayn (soo dhawaynta iyo qaabilaadda martida) 2. qabashada codka raadiyaha iwm).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Reception
Martiqaad
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
réception
réception, n.f. - qaabilidda; soo dhawaynta
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
réceptionner
réceptionner, v. - hubsasho alaabo la soo dejiyo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reception desk
/risepshan dhesk/ (n) miiska soo-dhawaynta (siiba soo-dhawaynta huteelka, xaafiisyada iwm).
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
reception (n)
dhowaawshaal
soo dhoweyn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
deception
/dhisepshan/ (n) dhagar (khayaano).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
réceptivité
réceptivité, n.f. - qabasho baaq la qabto; cudur la qaadi karo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
percussionist
/perkashanist/ (n) durbaan garaace.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exception
/iksepshan/ (n) ka-reebis, ka-reebitaan. e.g. With the exception of Ali, we all went out early.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
exception
exception, n.f. - ka reebid; aan ku jirin ama ka tirsanayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
receptive
/riseptiv/ (adj) maskax-furan (siiba qof u maskax furan fikradaha cusub, rabana inuu tixgeliyo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
recession
/riseshan/ hoos-u-dhac dhaqaale (muddada waddan ku jiro xilli dhaqaalihiisu hoos u dhacay).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
récession
récession, n.f. - dib unoqosho; dib u gurasho
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
recipient
/risipiyant/ (n) qaate (wax laysu soo diray ama laysa siiyey qofka hela ama qaata).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
récipient
récipient, n.m. - weel
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
réfection
réfection, n.f. - dib u samaynta
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
refection
n., afur, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
rejection
/rijekshan/ (n) qaadacaad (diidmo).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
resection
(n) the removal of a portion or all of an organ or other structure
jaris qayb ama xubino dhan ama meelo kale
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
retention
/ritenshan/ (n) hayn (xafidid).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rétention
rétention, n.f. - ka waanin
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
cartoonist
/kartuunist/ (n) qofky jini-jinighy musawiraw.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Detentions
Qabsasho
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
perception
/persepshan/ (adj) garasho (fahan) 2. aragti (fikrad).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perception
perception, n.f. - halka ama meesha canshuurta lagu bixiyo (xafiiska canshuurta qaada).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
recreation
/rekri eyshan/recreational; (n) madaddaalo (wax kasta oo lugu madaddaasho sida ciyaarta, riwaayadda iwm).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Recreation
Cayaaro
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
récréation
récréation, n.f. - hanti: ganiimad;
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
recreation
n., jelbeeb, -ti.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
redemption
/ridhampshan/ (n) 1. madax-furad (siiba, aaminsanaanta kiristaanka in dambiyadoodii nebi ciise ka furtay) 2. dib-u furasho rahmad lagaa reebay.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exceptional
/iksepshanal/ (adj) ka duwan, siiba fiicnaan darteed.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préceptorat
préceptorat, n.m. - macalin ama bare dhawr caruur ah guri wax ugu dhiga
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
nutritionist
(n) a person who specializes in the study of nutrition.
qofka ku takhasusay cuntada iyo nafaqadeeda
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
professionista
s.m. xirfadle.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exhibitionist
/igsibishanist/ (n) qof is-tustus badan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
precautionary
/prikooshaneri/ (adj) taxaddar ahaan (digtoonaan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perfectionnisme
perfectionnisme, n.m. - ku xeel dheeraanshiiyo siyaado ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
protectionnisme
protectionnisme, n.m. - mabda' ku salaysan in tacab soo saarka qaranka (beeraha, warshadaha, beecmushtarka) laga dhawro tartanka shisheeyaha