raysul-wasaare
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
raysul-wasaare
-raysul-wasaaraha: (n) Prime Minister ~ ra'iisul wasaare
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
PM
/pii-em/ (abbr) raysul-wasaare (prime minister oo la soo gaabiyey).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
premier
/priimiyar/ (n) 1. raysul-wasaare (madaxa dawladda, ee waddamada nidaamka ingiriiska isku xukuma) 2. horyaal (hormuud).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prime Minister
/ (n) raysul-wasaare (madaxa dawladda ee waddamada nidaamka ingiriiska ku dhaqma).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
ra'iisalwasaare
m.l (-rayaal, m.l/dh) (siyaasad) Qof madaxa u ah golaha wasiirrada ee dawladeed.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
ra'iisalwasaare
m.l (-rayaal, m.l/dh) (siyaa.) Qof madaxa u ah golaha wasiirrada ee dawladeed.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
ra'iisalwasaare
-ha: (magac, lab, keli) qofka ugu sarreeya golaha wasiirrada; wasiirka kowaad.
Qaamuus Soomaali-Carabi oo Kooban - Cabdirisaaq Maxamed Cilmi Ina-Warfaa [2007]
ra'iisal wasaaro
رئيس وزراء
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ra'iisal_wasaaro
bw: Arabic
de: prime minister, premier
lx: ra'iisal wasaaro
pd: (/ha)
ps: n6-m-cmp
key: ra'iisal_wasaaro
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
laasha basaare
m. n. permit, pass, laissez-passer
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
laasha_basaare
de: permit, pass, laissez-passer
lx: laasha basaare
pd: (/ha)
ps: np-m
key: laasha_basaare
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
laasha baasaare
baasaaraha: (n) travel document