rakada shilaldhuumoodka
Ereybixinta Qalabka Farsamada Gacanta - Maxamuud Iimaan Aadan [1975]
Rakada shilaldhuumoodka
Meesha la dul saaro qalabka yaryar ee lagu shaqaynayo.
waa la naqliyay ✓
Ereybixinta Qalabka Farsamada Gacanta - Maxamuud Iimaan Aadan [1975]
Keenada shilaldhuumoodka
Xubin ka mid ah shilaldhuumoodka ee lagu qabbiro dhuun-biyoodda loo diyaarinayo jirid ama girgirbixin.
waa la naqliyay ✓