rajeunir
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rajeunir
rajeunir, v. - yarayn; dhalin yaro kadhiga
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
réunir
réunir, v. - dib u xidhiidhin; qaadid; la qaado
se réunir - isku keenid; isku uruurid (dadka)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rancunier
rancunier, adj. - uur ku sidid; qalbi ku hayn
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
avenir
avenir, n.m. - Mustaqbal; waqtiga imaan doona; soo socoda; timaaddo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
jaunir
jaunir, v. - huruudayn
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
majeur
majeur, adj. - fardhaxada (tan ugu dhexaysa)
majeur, n.m. - Far dhexo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rageur
rageur, adj. - cadhooda
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Rajeyn
(Rajeyn-ta)
Rajo qabid; filasho; (ama rejeyn).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
râleur
râleur, adj. et n. - qofka qaylada iyo eed sheegashada badan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ramener
ramener, v. - mar labaad keena soo celin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
réjouir
réjouir, se, v. - farxad gelin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
retenir
retenir, v. - iska celin; iska qabasho; iska joojin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
revenir
revenir, v. - ku noqosho; ku celin; imaasho
revenir sur une décision - cadha bur-bur soo noqosho
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
déjeuner
déjeuner, n.m. - harimo; qado.
petit déjeuner - Quraac
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
racornir
racornir, v. - adkayn; xoojin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
radoucir
radoucir, v. - qunyar qaboojin (biraha iyo qaruuradaha iwm)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rajouter
rajouter, v. - ku darid; ku kordhin; ku badin
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Hamuuntir
(Hamuuntir-ka)
Cunnada waxa subaxdii la cuno ugu horraysa; quraac; afbilaw.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
hamuuntir
hamuuntir¹: m.l Cunto yar oo hamuunta la isaga bi'iyo.
hamuuntir²: f.g1 (-ray, -rtay) Qof cunto yar oo hamuun lagu bi'iyo siin.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
hamuuntir
m.l Cunto yar oo hamuunta la isaga bi'iyo.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
hamuuntir
m. n., [compound] breakfast
hamuuntir v., [compound] assuage someone's hunger, give someone breakfast
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
hamuuntir
-ka: (magac, lab, keli) cunnada wax subaxdii la cuno ugu horreysa. Dh: afbilow, quraac.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rabougrir
rabougrir, v. - dib u dhigid koriimo (geedaha)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
raffermir
raffermir, V. - adkayn; xajin; xoojin
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
rajannimo
m.dh Ilmo yar rajo ahaansho. la-mid: rajaynimo.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
rajannimo
-da: (magac, dhedig, keli) cunug hooyadii dhimatay ahaan. Dh: rajaynimo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
redevenir
redevenir, v. - lagusoo noqdo sidii markii hore la, ahaa
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
refleurir
refleurir, v. - ubax dhalid mar labaad
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sabeenxir
sabeenxir¹: m.l Raali gelinta qof gef lagu sameeyo la raali geliyo. la-mid: subeenxir¹
sabeenxir²: f.g1 (-ray, -rtay) Qof lagu sameeyey gef raali gelin. la-mid: subeenxir².
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
sabeenxir
sabeenxir¹: m.l Raali gelinta qof gef lagu sameeyo la raali geliyo. la-mid: subeenxir.
sabeenxir²: f.g1 (-ray, -rtay) Qof lagu sameeyey gef raali gelin. m.f.dh, sabeenxirid. la-mid: subeenxir.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sabeenxir
-ka: (magac, lab, keli) eeg sabeenxidh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
travestir
travestir, v. - door ciyaarid (irbaha ama qalanjada)
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xajiintir
m.l Maro ama jawaan jilicsan oo marka awrta la rarayo kebdaha laga xijiyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fraterniser
fraterniser, v. - saxiibid; walaalid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
trade union
/treydh yuuniyan/ (bre) labor union (ame); (n) urur-shaqaale.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
trajectoire
trajectoire, n.f. - dhabaha; wadiiqaha