qoraal rasmiyeeye
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
QORAAL RASMIYEEYE
Notaio
Notary
Waa magaca loogu yeero qoraaga xalaal ka dhiga waxyaalaha dadweynuhu si qoraal ah ugu heshiiyo ama dana kale ugu kala qorto, halkaasoo qoraalladaas lagu diiwaan geliyo canshuur iyo khidmadna looga qaato. Xafiiska qoraagaasi, oo qabta hawl dadweyne, waxaa sharci ahaan loo aqoonsanyahay inuu ka tirsan yahay waaxyaha maamulka garsooridda.
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
Qoraal rasmiyeeye
Notaio
Notary
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
SUGITAAN QORAAL
Autenticazione
Authentication
Waa marka qoraallada la hor geeyo Qoraal Rasmiyeeye si uu u hubsado run ahaantooda, dabadeedna u caddeeyo inay dhab yihiin.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
qoraal gacmeed
-ka: (n) handwriting (haandh-raayting); script (iskiript); manuscript (maan-yus-kiript); penmanship ~ qoraalka gacanta, qoritaan, dhigaal, far
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
dagaal sokeeye
(n) civil war (sivil-woor) ~ dagaaltoleed
Magacyada Dhirta Ceel-Dheere iyo Buula-Burte (Soomaali-Laatiin) - D. Herloker, B. Kujar [1985]
QAALMA-WEYNEYE
Brachiaria ovalis 10
Magacyada Dhirta Ceel-Dheere iyo Buula-Burte (Soomaali-Laatiin) - D. Herloker, B. Kujar [1985]
QAALMA-WEYNEEYE
Brachiaria obtusiflora 10
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Qodaal sayladeed
Truck farming