qoodeyso
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qoodeyso
f.g3 (-stay, -satay) Wax kaltan u gelid.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
qoodeyso
v. do by turns, take turns (e.g., at the well)
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qoodeyso
bw: miileyso
de: do by turns, take turns (e.g., at the well)
lx: qoodeyso
nt: qoodeysi (ga) [vn-m]
pd: (qoodeystay)
ps: v3b=tr
key: qoodeyso
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
oodeyso
f.g3 (-stay, -satay) Xero, aqal iyo wixi lamida afka ood ka saarasho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
oodeyso
(fal) xero, aqal iyo wixii la mid ah, afka ood ka saarasho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qoodayso
(fal) dad hawl la qabo oo la kaalayso Dh: kaltan, miilayso.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Qoodeysi
(Qoodeysi-ga)
Ceel u kaltamid; miilaysi.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qoodeysi
m.l la-mid: qoodeysasho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qoondayso
f.g3 (-stay, -satay) Wax qorsheysasho.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
qoondayso
f.g3 (-stay, -satay) Wax
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
qoondayso
v.auto: plan something ahead of time for oneself
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qoondayso
de: plan s.t. ahead of time for oneself
lx: qoondayso
pd: (qoondaystay)
ps: v3b=auto
key: qoondayso
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
oodeysi
m.l la-mid: oodeysasho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qoodays
-ta: (magac, dhedig, keli) eeg qoodayn.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Qoodeyn
(Qoodeyn-ta)
Si qoode ah u socosho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qoodeyn
m.f.dh eeg qodee. la-mid: qoode (4).
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qoodaysi
-ga: (magac, lab, keli) hab reer guuraagu ceelasha uga wada cabbaan oo ah in goloba maalin ku soo aroorto maalin ama labana ka qatanaato. Shaqada qoodaysi ayaan ku qabanayna Dh: kaltamid, kaayaysi.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qoryeyso
f.mg3 (-stay, -satay) Qoryo gurasho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qowleyso
f.mg3 (-stay, -satay) Si qowlaystenimo ah u noolaansho.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
qowleyso
v.auto: live as a bandit
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qowleyso
de: live as a bandit
lx: qowleyso
pd: (qowleystay)
ps: v3b=auto
key: qowleyso
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xoogeyso
f.mg3 (-stay, -satay) Xoog yeelasho.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
xoogeyso
f.mg3 (-stay, -satay) Xoog yeelasho. m.f.dh, xoogeysasho.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
xoogeyso
v.auto: grow stronger, strengthen oneself
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
xoogeyso
-xoogeystay / xoogeysatay: (v) become stronger; be strong; be restored; recuperate (ri-kuu-pareeyt); make a comeback ~ tabarayso
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
xoogeyso
(fal) itaal iyo tamar yeelo. Cadawga u xoogayso. Dh: itaalayso, tamarayso.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xoogeyso
de: grow stronger, strengthen oneself
initial: x
lx: xoogeyso
pd: (xoogeystay)
ps: v3b=auto
key: xoogeyso
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qoodeysasho
m.f.dh eeg qoodeyso. la-mid: qoodeysi.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
aqoonayso
v., sg., neg., present progressive: you do not know / she does not recognize
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
aqoonayso
a: oqooneyso
de: you do not know / she does not recognize
lx: aqoonayso
pd: (aqooneyso)
ps: v4d-2sg/3f-neg-prpg
xe: If you see the house, you wouldnt recognize it.
xv: Guriga haddaad aragto, maad aqooneyso.
key: aqoonayso
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
awoodayso
(fal) itaal iyo amar yeelo.
awoodayso: (fal) itaal iyo amar yeelasho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
boodhayso
(fal) boodh marso; ismarmari habaas si si salaad loogu bannaysto, biyo la'aaan awgeed. Dh: boorayso, tayamum, goggobayso.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhoobeyso
f.g3 (-stay, -satay) Wax dhoobo marsasho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dhoobeyso
(fal) dhoobo marso; dhoobo ku talbiiso.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
doonyeyso
f.g3 (-stay, -satay) Qof fadhiya si doonyo ah maro u xirasho.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
oqoonayso
v., sg., neg., present progressive: you do not know / she does not recognize
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
oqoonayso
de: you do not know / she does not recognize
lx: oqoonayso
pd: (aqoonayso)
ps: v4d-2sg/3f-neg-prpg
key: oqoonayso
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qolofayso
f.mg3 (-stay, -satay) la-mid: qolfayso.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qoodaysad
-ka: (magac, lab, keli) kaalaysi oo ceel qoloba maalin u aroorid. Jilaalkii ceelasha goodaysad ayaa lagu cabbaa. Dh: kaltan, kaayaysi, qoodaysasho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qoondaysi
m.l la-mid: qoondaysasho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qoondaysi
-ga: (magac, lab, keli) shey isa siin o lahaanshihiisa niyadda gelin. Dh: qorshaysi.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qoodaysasho
-da: (magac, dhedig. keli) eeg qoodaysad.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
deyso
f.g3 (-stay, -satay) 1. Wax bixintooda diyaar loo ahaa cashasho. 2. D. ah: timo jarriin ka dhaafid.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
deyso
f.g3 (-stay, -satay) 1. Wax bixintooda diyaar loo ahaa cashasho. 2. D. ah: timo jarriin ka dhaafid. m.f.dh, deysasho.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
deyso
v. leave someone ~ something for oneself in a safe place until one is ready to claim it/him/her
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
deyso
-deystay / deysatay: (v) keep it for your self ~ iska deyso
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
deyso
(fal) hayso wax aad bixin lahayd ama tiri lahayd. Deyso dharka badh ha wada bixinine.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
deyso
de: leave s.o. ~ s.t. for oneself in a safe place until one is ready to claim it/him/her
lx: deyso
pd: (deystay)
ps: v3b=tr
key: deyso
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Qoode
(Qooda-ha)
1. Wax badan oo sidii wax isku wada xirirsan, isu dabo socda oo midba mid u dabo joogo.
2. Dhabbaha wixii sidaas isu dabo socdaa, ay sameeyaan.
3. Kal; miile.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qoode
m.l 1. Kal; mar. 2. Wadiiqo yar lo'du sameyso. 3. la-mid: qoodeyn.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
qoode
m. n. Indian ~ single file; going parallel together in one direction; path ~ track (made by such a group); one's turn
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qoode
-ha: (magac, lab, keli) dhabbada ay sameeyaan waxa sida xidhiidhka ah isu daba socda. Jidkan qoodaha ah waxaa maray awr xidhiidh ah.
qoode-ha: (magac, lab, keli) wax badan oo isdaba socda oo xiriirsan oo aan kala firiqsanayne uu midba mid daba joogo. Dh: xidhiidh.
qoode -ha: (magac, lab, keli) kal ay cidi leedahay. Qoodaha maanta reer Cali baa leh, berrina innaga ayaa leh. Dh: kal, meeris, miile.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qoode
de: Indian ~ single file; going parallel together in one direction; path ~ track (made by such a group); one's turn
lx: qoode
pd: (/ha)
ps: n7-m
key: qoode
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qoodo
m.dh Mindi yar oo haweenku guryaha kaga adeegtaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qoodo
-da: (magac, dhedig, keli) mindi yar oo guryaha lagaga adeegto.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
qooys
-ka: (n) family (faamili) ~ reer, qoys
xeerka qooyska: (expression) the family law
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qoyso
(fal) biyo ku dul daadso: wax qoyan ka dhigo, walaalkii loo xiiryoow adiguna soo qoyso.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
foodey
(tilmaame) cid timo xagga hore ku leh.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
moodso
f.g3 (-saday, -satay) Wax gudbisasho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qadeys
-ta: (magac, dhedig, keli) qado cunitaan. Dh: qadayn.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qooday
(fal) si qoode ah u soco. Qooday oo hadhicdhicin.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qoodee
f.mg2 (-deeyay, -deysay) Xoolo si isdabajoog ah u socosho.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
qoodee
v. go single file, follow one another, proceed in a chain
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qoodee
de: go single file, follow one another, proceed in a chain
lx: qoodee
pd: (qoodeeyey)
ps: v2b=intr
key: qoodee
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
qoodho
-qoodhaha: (n) testicles (tas-tikalis); scrotum (iskaroow-tam) ~ qooro, xaniiyo, raayo
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qoodho
-ha: (magac, lab, keli) eeg qoodhe. qoodhxumee: (fal) foolxumee; qaab silloon u yeel. Dh: foolxumee.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qoonso
f.g3 (-saday, -satay) Wax dhibsasho.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
qoonso
f.g3 (-saday, -satay) Wax dhibsasho. m.f.dh, qoonsasho.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
qoonso
v. be dissatisfied ~ disappointed in; take offense at
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
qoonso
-qoonsaday / qoonsatay: (v) feel displeased or be disagreeable to.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qoonso
(fal) ka xumaw oo niyadda ka nac. Dh: kaho, nebcayso, genso.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qoonso
bw: genso
de: be dissatisfied ~ disappointed in; take offense at
lx: qoonso
nt: qoonsasho (/da) [vn-f]
pd: (qoonsaday)
ps: v3a=tr
key: qoonso
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qoorso
f.g3 (-saday, -satay) Ka q.: neef qoor ah cid ka amaahasho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qoorso
(fal) (ka ~) neef qoodh ah, cid kale ka amaaho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xoodso
f.g/mg3 (-saday, -satay) 1. (f.g) Nafley salaaxasho. 2. (f.mg) Nafley salaax u bogid.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
boodays
-ka: (magac, lab, keli) dhar aad u maydhid. Boodayska dharkaa gaari lagu arkoon jireye.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dooyeys
m.l la-mid: dooyeyn.
Ereybixinta Qalabka Farsamada Gacanta - Maxamuud Iimaan Aadan [1975]
Goodays
Qalabka lagu hantiyo dhuun-biyoodda la leexinayo ama la toosinayo.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
gooreys
f. n. watch, clock, timepiece
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gooreys
a: goorhayso
de: watch, clock, timepiece
lx: gooreys
pd: (-ta)
ps: n-f
key: gooreys
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
hogeyso
f.g3 (-stay, -satay) Wax hog ku bislaysasho.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
hogeyso
v.auto: bake ~ cook oneself food in an earth oven
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
hogeyso
(fal) cunto hog ku samayso.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hogeyso
a: hogayso
de: bake ~ cook oneself food in an earth oven
lx: hogeyso
nt: hogeysasho (/da) [vn6-f], hogeysi (ga) [vn2a-m]
pd: (hogeystay)
ps: v3b=auto
key: hogeyso
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
hoodeyn
e.d la-mid: hooddeyn.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
hoodeyn
(interjection) used to give permission to come inside: you may come inside
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qabeyso
f.mg3 (-stay, -satay) la-mid: qubeyso.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qolayso
f.mg3 (-stay, -satay) 1. Biyo badan dar yar ku leexsasho. 2. Qol aan rasmi ahayn samaysasho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qoodayn
-ta: (magac, dhedig, keli) si goode ah u socosho. Dh: qoodays.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qoorays
-ta: (magac, dedig, kell) eeg qoorayn.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qubeyso
f.g3 (-stay, -satay) Biyo ku mayrasho. la-mid: qabeyso.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
qubeyso
f.g3 (-stay, -satay) Biyo ku mayrasho. m.f.dh, qubeysasho. la-mid: qabeyso.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
qubeyso
v.auto: take a bath
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
qubeyso
-qubaystay/qubaysatay: (v) take a shower or bath; bathe (beeyth)
u qubee -yey / qubaysay: (v) give someone shower or bath
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qubeyso
(fal) jidhka maydho. Dh: maydho, qubayso.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qubeyso
de: take a bath
lx: qubeyso
pd: (qubeystey)
ps: v3b=auto
key: qubeyso
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
quweyso
f.mg3 (-stay, -satay) Wax xoog ama awood yeelasho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
quweyso
(fal) xoog yeelo; itaal yeelo. Dh: itaalayso.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sooreys
-ka: ( magac,lab, keli) qof da' yar oo xilkas ah. Dh: mudakar, sobeer, qaangaadh, hanaqaad.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
xoogeys
-ka: (magac, lab, keli) taag iyo tayo ka taageerid.