qabweynaansho
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qabweynaansho
m.l/dh la-mid: qabweynaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qabweynaansho
-ha: (magac, lab, keli) kibir iyo is qaadqaad uu qof sameeyo.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qanweynaansho
m.l/dh la-mid: qanweynaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
da'weynaansho
m.l/dh la-mid: da'weynaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
da'weynaansho
-ha: (magac, dhedig, keli) da'weyn gaadhid.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
facweynaansho
-ha: (magac, lab, keli) mid da' weyn ahaansho. Dh: facweynaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
hanweynaansho
m.l/dh 1. eeg hanweynow. 2. la-mid: hanweyni.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
hanweynaansho
-ha: (magac, lab, keli) eeg hanweynaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
marweysnaansho
m.l/dh la-mid: murweysnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
marweysnaansho
-ha: (magac, lab, keli) eeg marwaysnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qaameysnaansho
m.l/dh la-mid: qaameysnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qaameysnaansho
-ha: (magac, lab, keli) qof deyn qaba ahaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qibleysnaansho
m.l/dh la-mid: qibleysnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
rableysnaansho
m.l/dh la-mid: rableysnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qabweynaan
m.f.dh eeg qabweyn. la-mid: qabweynaansho, qabweyni.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qabweynaan
-ta: (magac, dhedig, keli) kibir iyo is qaadqaad uu qof sameeyo.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Weynaansho
(Weynaansha-ha)
Wax weyn ahaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
weynaansho
m.l/dh eeg weynow. la-mid: weynaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
weynaansho
-ha: (magac, lab, keli) wax weyn ahaansho; weyni.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Qaawanaansho
(Qaawanaansha-ha)
Wax qaawan ahaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qaawanaansho
m.l/dh qaawanow. la-mid: qaawanaan.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
qaawanaansho
vl. n., stative v. state of being naked; something that is naked ~ bare
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
qaawanaansho
-qaawanaanshaha: (n) nudism (nuu-dhiisim)
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qaawanaansho
-ha: (magac, lab, keli) dharla'aansho; arradnaansho. Li: asturnaansho.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qaawanaansho
de: state of being naked; [ext.] s.t. that is naked ~ bare
lx: qaawanaansho
pd: (/ha)
ps: vn6-m-st
key: qaawanaansho
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qabsanaansho
m.l/dh la-mid: qabsanaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qabsanaansho
-ha: (magac, lab, keli) mid la qabtay ahaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
cirweynaansho
m.l/dh la-mid: cirweynaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
filweynaansho
m.l/dh la-mid: filweynaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
filweynaansho
-ha: (magac, lab, keli) da'weynaansho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
mugweynaansho
-ha: (magac, lab, keli) wax mug leh oo wax badan qaada ahaansho. Dh: muqweyni.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qabbirnaansho
m.l/dh la-mid: qabbirnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qabbirnaansho
-ha: (magac, lab, keli) wax dabran ahaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qaleysnaansho
m.l/dh la-mid: qaleysnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qarrernaansho
m.l/dh la-mid: qarrernaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
quweysnaansho
m.l/dh la-mid: quweysnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
uurweynaansho
-ha: (magac, lab, keli) caloosha oo weynaata; uurweynaan.
uurweynaansho -ha: (magac, lab, keli) marka haweenay uur leh xaaladdeedu ay umulis ku dhowdahay.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qandheysnaansho
m.l/dh la-mid: qandheysnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
cabbaysnaansho
m.l/dh la-mid: cabbaysnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
cabbaysnaansho
-ha: (magac, lab, keli) weel aad u buuxa oo cabbaysan ahaansho. cabbaysnaansho -ha: (magac, lab, keli) qori iyo wax la mid ah, dhicitaan diyaar u ahaan. cabbayso: (fal) hub aad haysato rasaas gasho oo inuu dhaco u diyaarso.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dangeysnaansho
m.l/dh la-mid: dangeysnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dubbeysnaansho
m.l/dh la-mid: dubbeysnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dubbeysnaansho
-ha: (magac, lab, keli) eeg dubbaysanaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
maareysnaansho
m.l/dh la-mid: maareysnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
maareysnaansho
-ha: (magac, lab, keli) eeg maaraysnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
magdeysnaansho
m.l/dh la-mid: megdeysnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
magdeysnaansho
-ha: (magac, lab, keli) eeg magdeysnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
murweysnaansho
m.l/dh la-mid: murweysnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
murweysnaansho
-ha: (magac, lab, keli) marwo gaari ah ahaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
naafeysnaansho
m.l/dh la-mid: naafeysnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
naafeysnaansho
-ha: (magac, lab, keli) eeg naafeysnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
nabraysnaansho
m.l/dh la-mid: nabarraysnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
nabraysnaansho
-ha: (magac, lab, keli) eeg nabarraysnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qaabdarnaansho
m.l/dh la-mid: qaabdarnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qaabdarnaansho
-ha: (magac, lab, keli) hannaan-xumaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qaajaysnaansho
m.l/dh la-mid: gaajaysnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qardaysnaansho
m.l/dh la-mid: qardaysnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
rabbaysnaansho
m.l/dh la-mid: rabbaysnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
rabbaysnaansho
-ha: (magac, lab, keli) mid la carbiyay ahaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
awdnaansho
m.l/dh la-mid: awdnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
awdnaansho
-ha: (magac, lab, keli) meel furnayd, xidhnaansho, furaysnaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dabnaansho
m.l/dh la-mid: dabnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dabnaansho
-ha: (magac, dhedig, keli) eeg dabnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Jabnaansho
(Jabnaansha-ha)
Wax jaban ahaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
jabnaansho
m.l/dh la-mid: jabnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
kabnaansho
m.l/dh la-mid: kabnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
labnaansho
m.l/dh la-mid: labnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
labnaansho
-da: (magac, dhedig, keli) wax laban ahaansho: qasnaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Nabnaansho
(Nabnaansha-ha)
Wax naban ahaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
nabnaansho
m.l/dh eeg nabnow. la-mid: naabnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
nabnaansho
-ha: (magac, lab, keli) wax meel ku dheggan ahaan. Dh: naabnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qabeysasho
m.dh la-mid: qubeysasho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qabeysasho
-da: (magac, dhedig, keli) jidhka maydhasho. Qabaysashada ha ku raagin.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qalnaansho
m.l/dh la-mid: qalnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qanweynaan
m.f.dh eeg qanweyn. la-mid: qanweynaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qasnaansho
m.l/dh la-mid: qasnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qasnaansho
-ha: (magac, lab, keli) wax laaqan oo isku qasan ahaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qubnaansho
m.l/dh la-mid: qubnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
tabnaansho
m.l/dh la-mid: tabnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
tabnaansho
-ha: (magac, lab, keli) wax la taabay ahaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
beegnaansho
m.l/dh la-mid: beegnaan.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
beegnaansho
vn-m, stative v. state of being measured; full container
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
beegnaansho
-ha: (magac, lab, keli) ku soo food lahaan. Beegnaanshihiisa ayaan rajaynaynaa.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
beegnaansho
a: beegan
de: state of being measured; [ext.] full container
lx: beegnaansho
pd: (/ha)
ps: vn-m-st
key: beegnaansho
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
beernaansho
m.l/dh la-mid: beernaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
beernaansho
-ha: (magac, lab, keli) wax beermay oo baxay noqosho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
cawanaansho
m.l/dh la-mid: cawanaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
cawdnaansho
m.l/dh la-mid: cawdnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
cawlnaansho
m.l/dh la-mid: cawlnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qaabnaansho
m.l/dh la-mid: qaabnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Qatanaansho
(Qatanaansha-ha)
Wax qatan ahaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qatanaansho
m.l/dh eeg qatanow. la-mid: qatanaan.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
qatanaansho
vl. n., stative v. state of not yet having eaten
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qatanaansho
-ha: (magac, lab, keli) eeg qatanaan.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qatanaansho
a: qatanaan (ta) [n0-f-abs]
de: state of not yet having eaten
lx: qatanaansho
pd: (/ha)
ps: vn6-m-st
key: qatanaansho
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qaydnaansho
m.l/dh la-mid: qaydnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Qeexnaansho
(Qeexnaansha-ha)
Wax qeexan ahaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qeexnaansho
m.l/dh la-mid: qeexnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qeexnaansho
-ha: (magac, lab, keli) eeg geexnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
abuurnaansho
m.l la-mid: abuurnaan.