pushover
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pushover
/push owvar/ (infl) (n) aad u sahlan (si sahal ah loogu guuleysan karo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pusher
/pushar/ (infi)(n) qofka daroogada gada ama dadka dhiba
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pullover
/pul owvar/ (n) funaanad dhaxameed (funaanad dhaxanta oo surka ilaa gacmaha dabooleysa).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
put over
/put owvar/ (v) fikrad gaarsiin (si fiican ugu sharxid; ka dhaadhicin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fuss over
/fas-owva/ (v) aad uga-wal-walid, xoog-saarid ama ka-badbadin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pull over
/pul owvar/ (v) waddada qarkeeda is-taajin (waddada baabuurka dhan uga saarid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
hover
/havar/ (v) 1. heehaabid. (v) 2. war-wareegid, hobsha-hobshayn. e.g. Those kids are always hovering around me.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
shove
/shav/ (v) 1. ku ka-kabin (ku ciriiryid)(n) 2. riixid xoog leh.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
shove
(see push).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
usher
/ashar/ (n) 1. soo-dhaweeyaha masraxa, kulamada munaasabadaha iwm (qofka qaabilsan soodhaweynta iyo fariisinta dadka) (v) 2. soo-dhaweyn (soo-dhaweynta iyo fariisinta qofka).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
shaver
/sheyvar/ (n) qalab garka lugu xiiro (siiba mid koronto ku shaqeeya).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
shaver
n., rays, -ki.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
shiver
(v) to shudder or shake from or as if from cold; tremble,
qadhqadhyo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
shiver
/shiyvar/ shivery; (v) 1. gar- gariirid (jarcayn) (n) 2. gar-gariir.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
shiver
v.i., gariir, qadhqadh, kurbo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
shovel
/shaval/ (n) 1. majarafad (badeel) (v) 2. marjarafad ku shaqayn (sida ciid ku gurida, ku qodida iwm).
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
shower
tiix
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
shower
/shawar/ (n) 1. qubeys (mayrasho) 2. roob shuux ah 3. tuubada qubayska.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
cusheer
-ka: (magac, lab, keli) cunto daqiiq iyo saliid ka samaysan. Dh: xunsheer, khamiir.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
uncover
/ankavar/ (v) daboolka ka qaadid (daaha ka qaadid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
customer
/kastamar/ (n) macmiil (kalyanti).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
discover
/dhiskovar/ (v) 1. soo-saarid, soo-helid (v) 2. soo-ogaansho.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
discover
v.tr., (disclose) fur, ka qaad, daboolka ka qaad; (make known) ogaysii; (find out) hel.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
turnover
/ternowvar/ (n) 1. dakhliga gadma muddo go'an (n) 2. saamiga isbeddelka shaqaalaha, ama lacagta marka loo eego xilli hore.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
discovery
/dhiskoveri/ (n) soo-saaris, helitaan.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
discovery
n.. muuq, -i.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fusionner
fusionner, v. - iska darid; midayn; isu keenid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
misgovern
/misgavern/misgovernment; (v) si xun u xukumid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pensioner
/penshanar/ (n) lacagta qofka hawl-gabka qaato.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pick over
/pik owvar/ (v) kala shaandhayn (xulasho inta xunna layska reebo, inta fiicana lala baxo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pistonner
pistonner, v. - garabsiin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pore over
/poor owvar/ (v) barasho ama dersid feejignaan leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
postposer
postposer, v. - ku xiga; kasoo socda kan ka dambeeya
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préserver
préserver, v. - dhibaato ama khatar ka ilaalin; badbaadin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
puisatier
puisatier, n.m. - aqoon u leh qodaalka ceelasha afkoodu yar yahay
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
purchaser
/perjasar/ (n) iibsade (qofka badeecada gatay).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
toussoter
toussoter, v. - qofac badan oo aan xoog lahayn
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
turn over
(v) to move or rotate the entire body in one direction to reveal the back or front side.
is rogrogis
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
turn over
/tern-owvar/ (v) (adv) 1. ka fakarid 2. u dhiibid (ku wareejin, siiba alaab aadan lahayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
householder
/haws-holdhar/ (n) qofka guriga iska-leh ama degan.