pulmonary artery
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
pulmonary artery
(n) an artery that supplies blood to the lungs.
xididka dhiigga sambabka siiya kana yimaada wadnaha
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
coronary artery
(n) one of the two arteries that supply blood to the heart
xididada wadnaha waraabiya
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Pulmonary Oarta
Gar sambabeed
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
pulmonary abscess
(n) a pus containing infection in the lung
sambabka oo malaxi gashay
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
pulmonary edema
(n) the presence of excess fluid in the lungs.
dheecaan badan oo sambabada ku jira
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Preliminary Survery
Sahan bilaw
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
clogged artery
(n) a blocked artery.
xididdada wadnaha ka taga oo awdmay
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
pulmonary embolism
(n) the obstruction of a blood vessel in a lung.
marka xididada dhiigga ee sambabka ku yaal awdmo