puceau
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
puceau
puceau, n.m. - wiil aan waligi naag u tagin ama la seexan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pourceau
pourceau, n.m. - doofaar; qof wasakh badan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pinceau
pinceau, n.m. - burushka wax lagu riinjiyeeyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
peau
peau, n.f. - dubka; oogada.
faire peau neuve - isbeddel fikradeed.
se mettre dans la peau de qn - meel qof kale isdhiga; isku badala.
vendre cher sa peau - si geesinimo iyo sharifi ku jirto isu difaacay intuuna dhiman.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
puce
puce, n.f. - boodo; injir-boodo
marché aux puces - ku dhacda; bacadlaha
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préau
préau, n.m. - daarad korka ka dadan dhinac yadana ka bannaan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
bureau
/biyuuroo/ (n) 1. hoggaan dowladeed, (laan dawlo) 2. xafiis shirkadeed. (badanaa hawl muhiim ah qaabilsan).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
bureau
/biyuuroo/ (n) hafiis amy laang dowly.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
bureau
bureau, n.m. - xafiis
meuble - miiska wax lagu akhristo ama lagu gorto
salle - qol; makhsin; xafiis
bureau de poste - Xafiiska boostada.
bureau de presse - Xafiiska wargeynta
bureau de renseignements - Xafiiska warbixinta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
jumeau
jumeau, adj. - qofka mataanka ah
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
museau
museau, n.m. - gafuurka xayawaanka (sida eyda ama dawacada).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pipeau
pipeau, n.m. - fiilo-fiilada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poteau
poteau, n.m. - tiir; tiir weyn ee xoog leh oo jidka dhiniciisa lagu mudo oo nalalkana la sudho (baale)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
berceau
berceau, n,m. - Gaadhiga Caruurta yaryar lagu riixo.
berceau de verdure - Meesha hadhka leh ee dhirta u dhaxaysa.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
couteau
couteau, n.m. - Mindi; mandiil
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
monceau
monceau, n.m. - raso weyn; rasayn; raso ama wax la is dul saarsaaray.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
morceau
morceau, n.m. - baqshad alaab ah; waslad; qidcad; qurub; waslad laga jaray (in hilib ah); saanjad rooti ah ama burcad.
morceau par morceau - qurub-qurub u fashid; marba in qabatid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
nouveau
nouveau, adj. - Cusub; Daray ah.
relier de nouveau - Isku xidhid mar labaad.
remplir à nouveau - Buuxin mar labaad; Dib u buuxin.
à (de) nouveau - Mar kale; Hab cusub; Si cusub.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
panneau
panneau, n.m. - loox wayn oo wax dhexda looga qoro.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Plateau
Dul
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
plateau
/plaatow/ (n) 1. taag (meel dhulkeedu sarreeyo) 2. shiiqid (marka wax hor u kacoodu joogsado) ~ gabaabsi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
plateau
plateau, n.m. - wax siman.
plateau de balance - miisaan.
en bois ou en métal, servant au transport - saxan balaadhan oo raashin kala nooc ah lagu rido.
scène de théâtre - meesha majaajilada lagu sameeyo.
terme géologique - dulo.
plateau continental - baddu meesha ay ka gaaban tahay marka barriga loosoo dhawaado.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poireau
poireau, n.m. - geed khudrad ah oo midabkiisu cagaaran yahay gudihiisu caddahay oo maraqa lagu samaysto.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pucelle
pucelle, n.f. - gabadh bikro ah; gabadh aan waligeed loo tagin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rouleau
rouleau, n.m. - giringirin; duubid (wax duuban)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
taureau
taureau, n.m. - dibi