pubblico
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pubblico
agg. e s.m. - guud; dadweyne (raaca filin, masrax, buug, shir).
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
Dadweyne
Pubblico
Public

Hawl dadweyne
Servizio pubblico
Public service
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
public
/pablik/ (adj) 1. waqaf, dad-weynaha u dhexeeya (aan cidna gaar u lahayn) 2. dad-weyne (shacab).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Public
Loosiman
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
public
public, adj. - dadwaynaha ka dhexeeya
public, n.m. - dadweyne
en public - dad badani joogaan
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pubblicare
v.tr. baahin, faafin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pubblicità
s.f. - iidheh, xayeesin (ta).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
repubblica
s.f. - jamhuuriyad.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pubic
/pyuubik/pubic hair; (n) bisqin ~ shuun.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
dubbio
s.m. - shaki.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pulito
agg. - nadiif ah.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
òbbligo
s.m. - waajib.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
publier
publier, v. - daabicid ama u soo saarid (buug, wargeys, maqaal iwm)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
publish
/pablish/ (v) 1. daabicid (soo saarid buug iwm) 2. ogeysiin (dadweynaha u baahin).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
publish
v.tr., war gee, ogaysii.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
ombelico
s.m. - xuddun, xundhur.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
publicist
/pablasist/ (n) war-baahiye. publicity/pablisati/ (n) sumcad (magac helid).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
publicité
publicité, n.f. - ogaysiin dadweynaha
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
publicize
/pablasays/ publicise; (v) baahin (faafin ama dacaayad u samayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
publication
/pablakeyshan/ (n) 1. faafin (war-baahin samayn) 2. Daabacaad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
publication
publication, n.f. - shaaca ka qaadid