psychiatrie
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
psychiatrie
psychiatrie, n.f. - cilmiga barasha cudurada maskaxda gala sida waalida iwm
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
psychiatre
psychiatre, n.m. - takhtarka cudurada maskaxda
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
psychiatrique
psychiatrique, adj. - la xidhiidha cilmunafsiga
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
psychiatrist
(n) a physician who specializes in the study, diagnosis, treatment, and prevention of mental illness.
dhakhtarka xiska
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
psychiatrist
/saykayatrist/ (n) takhtar cilmi nafsi
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
psychiatry
/ saykayatri/ (n) daawaynta cudurada maskaxda, cilmi nafsi ahaan
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
psichiatria
s.f. - qaybta dawada ee u gaarka ah daweynta jirooyinka dhimirka.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
psichiatra
s.m. - dhaqtarka maskaxda.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pédiatrie
pédiatrie, n.f. - cilmiga aqoonta cudurrada carruurta.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
picchiare
v.tr.- garaacid, tumid, dilid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
psychique
psychique, adj. - nafsi ah
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
psychologie
psychologie, n.f. - cilmi nafsi
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
psychopathe
psychopathe, adj. - qof waalan ama madaxa ka jirran
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
psychanalyse
psychanalyse, n.f. - habka loo daaweeyo dadka cudurada nafsiga ah qaba
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
chiarire
v.tr. - caddayn, bayaanin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pêcherie
pêcherie, n.f. - meesha ama halka wax laga jilaabto; meesha laga kaluumaysto.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pédiatre
pédiatre, n.m. - takhtarka caruurta cuduradooda aqoonta u leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sècherie
sècherie, n.f. - warshad gaar ahaaneed oo alaabta qallajisa inta aan la xidhxidhin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
symétrie
symétrie, n.f. - isku mid ah; is le'ekaanaya
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
fischiare
v.intr. - foorin, fiijis.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
macchiare
v.tr. - wasakhayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
mischiare
v.tr. - qasid, walaaqid, dheehid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pediatria
s.f. - cilmiga daweynta carruurta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perchiste
perchiste, n.m. - qofka isboortiga ah ee usha ku booda.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
phoniatre
phoniatre, adj. - qaybta caafimaadka ee u xilsaaran barashada cudurada codmareenka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porcherie
porcherie, n.f. - xerada doofaarka.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
rischiare
v.tr. e intr. halis gelin, sigasho.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
succhiare
v.tr. - dhuuqid, nuugid, jaqid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sympathie
sympathie, n.f. - naxariis; u jiidh-debecsanaan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
machinerie
machinerie, n.f. - Qaybaha socda ee mashiinka; mashiinada
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
schistoïde
schistoïde, adj - qaab dhagaxa shiistiga
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
psychologue
psychologue, n. - aqoon u leh cilmunafṣiga
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
psychotique
psychotique, adj. - la xidhiidha nafsiga
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
psychanalyste
psychanalyste, n.m. - maskax nuqsaamid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
psychologique
psychologique, adj. - xidhiid la leh ama ku tacaluga cilmunafsiga