prossimo
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pròssimo
agg. e s.m. - dhaw, timaado; qayrka, asaag.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pèssimo
agg. - ugu xun, ugu liito.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
propòsito
s.m. - maagganaan; mowduuc.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
progressivo
agg. - isdabajoogo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
primo
agg. - koowaad, hore.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
rósso
agg. e s.m. - guduud,
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
gròsso
agg. - buuran, kuusan (g. modo: qiyaasti).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
possum
/posam/ (n) isa-suuxin (wax suuxsan ama hurda iska-yeelid).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
prèsso
prep. - udhow, laga helo (L/H).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
eroismo
s.m. - geesinnimo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
grossir
grossir, v. - weyneyn; korin; beerid; soo bixin.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
hoosimo
f.g3 (-maday, -matay) Guro awr hoosin u yeelasho.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
mássimo
agg. - ugu weyn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
passivo
agg. - ma fale ah (naxwe); aan firfircoonayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pròdigo
agg. - mubadar.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
profilo
s.m. - muuqaal dadban, (weji, dhis iwm.); sheyga wareeggiisa.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
profumo
s.m. - barafuun, udug, cadar,
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pròprio
agg. - gaar ah.
avv. runtii.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prosaic
/prowseyik/ (adj) liita (wax xun; heer hoose ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
proviso
/pravaysow/ (n) sharuud (qodob sharci ah oo wax sharuud ku xiraya).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
crossing
/krosing/ (n) 1. gudbis (tallaabis) (n) 2. is-gooys (n) 3. meel webi, jid iwm oo laga tallaabo.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
doogsimo
m.dh la-mid: doogsasho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
doogsimo
-da: (magac, dhedig, keli) dhul abaar dabadeed daaq ka baxay oo uu roob u da'ay. Dh: naq.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
grossier
grossier, adj. - qallafsan; ilbaxnimadiisu dambayso.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
pressing
cadaadin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pressing
/presin/ (adj) arrin wax ka qabad deg-deg ah u baahan (arin culays iyo cadaadis leh).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pressing
pressing, n.m. - meesha dharka lagu nadiifiyo (dharka suufka ah iyo kuwa kalaba)
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
pressing
n., cadaadis, -ki, diisin, -ti.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pression
pression, n.f. - cadaadis; cabudhin; dagdi
groupe de pression - dad dan siyaaso ama dhaqaalo wadaaga
pression atmosphérique - dakhliga hawada
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
prèstito
s.m. - amaah, deyn.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
kororsiimo
m.dh Waxa ku siyaada wax horay u jiray
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
kororsiimo
m.dh Waxa ku siyaada wax horay u jiray.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
kororsiimo
-da: (magac, dhedig, keli) wax biirsi oo korodhsi.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Processing
Isku duwid Xiriirir ama Taxid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
procession
/praseshan/ (n) isdaba-joog ah (isku daba xiga; isdaba socda).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Procession
Qoodayn
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
procession
procession, n.f. - tiro dad ama gaadiid ah oo is daba socda
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
profession
/profeshan/ (n) xirfad (meherad; shaqo qofku dhab u yaqaan oo uu ku shaqaysto).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Profession
Shago, Xirfad
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
profession
profession, n.f. - shaqo cidi qabato siiba loo baahan yahay, tababar iyo aqoon kaleba
de profession - ay shaqadiisu ama aqoontiisu tahay.
profession de foi - waxa uu qabo fikrad ama diin meel fagaara ah ku sheegta
profession libérale - xirfad madax banaan si shakhsi ah loo shaqaysan karo
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
aroornimo
m.dh Waqti aroor ah.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
aroornimo
m.dh Waqti aroor ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
cross-bow
/krosbaw/ (n) qaanso.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
crossfire
/kros-fayar/ (n) xabbado dhawr meelood laga soo ridayo oo is-dhaafaya.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
derisnimo
m.dh Deris ahaansho.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Derisnimo
Neighborhood
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
derisnimo
-da: (magac, dhedig, keli) dad meelo isku dhow deggan ahaan; jaar ahaan. Dh: jaarnimo.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhowsnimo
m.dh Dhows ahaansho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
grossiste
grossiste, n.m. - ninka waxa jumladda ah gada.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
horornimo
-da: (magac, dhedig, keli) dhaqanka hororka lahaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
jaraysimo
-ha: (magac, lab, keli) marka cid loo tababarayo shaqadeeda.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
koronnimo
-koronnimada: (n) castration (kaastareeyshin); emasculation (imaaskulaayshin)
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
parassita
s.m. - deris ku nool.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pressióne
s.f. - cadaadis.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
prestigio
s.m. - sharaf, sumcad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
profusion
profusion, n.f. - badnaan xad dhaaf ah
à profusion - badan; aad u badan
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
prolifico
agg. - aad u dhalma badan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
promising
/promisin/ (adj) rajo fiican leh (mustaqbal fiican astaantiis leh).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prosaïque
prosaïque, adj. - sharaf iyo wanaag midna aan lahayn; xun; liid ah
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
proscribe
/prow skrayb/ (v) mamnuucid (joojin; xaaraan-tinimayn).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
proscrire
proscrire, v. - baabi'in; tuurid; ka tagid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
provision
/pravishan/ (n) 1. wax-bixin (siin) 2. ku tala-gal ~ sahay 3. shuruud (qodob sharci oo wax gooynaya).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Provision
Uqoondayn
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
provision
provision, n.f. - waqtiga soo socda u sii qaybin; raashin qaybin
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
provision
n., jicsin, -ki, sahay, -di.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
troisième
troisième, adj. - saddexaad
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
xerownimo
-da: (magac, dhedig, keli) xerow ahaan. Xerownimada yaraan ayaan ku bilaabay.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
professióne
s.f. - meherad, xirfad, shaqo.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Progression
Susun
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
progression
/progreshan/ (n) horu-socodnimo (horumar)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
progression
progression, n.f. - horosocodnimo
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
progressive
(adj) advancing; going forward; increasing in scope or severity.
kordhaaya
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
progressive
/progresiv/ (adj) 1. horumarsan 2. horu-socod ah (horu-kac leh).
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Proposition
Hawraar
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
proposition
/propasishan/ (n) 1. qawl (hadal si cad loo sheego) 2. qorshe (talo ama fikrad la soo jeediyo) 3. gaabsi ka dalbasho (galmo waydiisasho).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
proposition
proposition, n.f. - fikrad ama rayi la soo jeediyo