proprietaire
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
propriétaire
propriétaire, n. - hanti leh; ay hantidiisa tahay; xoolo badan leh; guryo badan leh
Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976]
Maalig-ga
propriétaire.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
proprietà
s.f. - hanti maal.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
propriété
propriété, n.f. - hanti
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prolétaire
prolétaire, n. - xoogsade; ka mid ah dabaqada shaqaalaha
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
proprietor
/praprayatar/ (n) milkiile (qofka ganacsiga iska leh).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Proprietor
Lehe ama deni
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prioritaire
prioritaire, adj. - ugu muhiimsan; laga hormariyo; ka mudan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
propiatoire
propiatoire, adj. - waxa wanaagsana keena waxa xuna celiya
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
proprieties
/praprayatiis/ (n) aadaabta (akhlaaqda guud).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
proprietàrio
s.m. hantiile.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
paritaire
paritaire, adj. - urur laba qaybood oo isle'eg ama siman ka kooban.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prophétie
prophétie, n.f. - diinta
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
propriety
/praprayati/ (n) anshax (edeb).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
progredire
v.tr.- horumarid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
proiettare
v.tr.- shidid ama meel ku toosin (filin).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
proièttile
s.m. - xabbad, rasaas.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
protestataire
protestataire, adj. et n. - kasoo horjeesta; diida
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
protohistoire
protohistoire, n.f. - u dhexeeya wakhtigii dadku abuurnay ila iyo intii taariikhda la qoray
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
monétaire
monétaire, adj. - ee lacageed (ku saabsan) lacagta
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
orientare
v.tr. - jihayn, toosin, hanuunin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
palpitare
v.intr. - garaacid (wadne).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
populaire
populaire, adj. - shacbi ah; ay dadwaynuhu lee yihiin; caan ah, dadku wada yaqaanaan.
front populaire - jabhad shacbi ah; bidix ah; dad weynuhu leeyihiin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
procreate
/prowkriyeyt/ procreation; (v) dhalid (abuurmid, sida xayawaanka iyo dadka ilmo uga abuurmaan).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
procreate
v.tr., dhal, yeelo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
promettre
promettre, v. - ballan gaada si odhaah ah ama qoraal ah
se promettre - go'aan qaadasho
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
propagare
v.tr. - baahin, faafin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prophetic
/profetik/ (adj) nebinimo (loo waxyoodo).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
provenire
v.intr. - ka imaansho.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
ripiegare
v.tr. e intr. - sii qalloocin, sii laabid; dib u gurasho (ciidan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
solitaire
solitaire, adj. - keli-nool; aan la wehelin; kelinimo cidla ku noolaasho; qofka aan jiclayn in dad kale la noolaado; oo qudha
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
partenaire
partenaire, n. - qofka shirkada la yahay.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porcelaine
porcelaine, n.f. - dhoobo nooc gaar ah oo suxuunta iyo faraajiinta laga sameeyo madabkiisuna cad yahay.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
profitable
/profitabal/ (adj) faa'iido leh (laga faa'iido karo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
profitable
profitable, adj. - laga macaashi karo; faa'iido keeni kara
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
progettare
v.tr.- qorshayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
prométtere
v.tr.- ballan qaadid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
propitiate
/prowpishiyeyt/ (v) raalli-gelin (maslixid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
propitiate
v.tr., heshisi, cadha tir; propitiate for, toobad keen.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
proseguire
v.tr. e intr. - sii socosho; sii wadid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
prosperare
v.intr. - barwaaqoobid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
protestare
v.intr. - ka gilgilasho.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
protettóre
agg. e s.m. daryeele (ah).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
provisoire
provisoire, adj. - ku meel gaadh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pubertaire
pubertaire, adj. - la xidhiidha baaluqidda.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pupillaire
pupillaire, adj. - iranka isha
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
secrétaire
secrétaire, n. - xoghaye
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
autoritaire
autoritaire, adj. - Kaligi tashade; awood ku kaliyeeyste.
régime autoritaire - dawlad kaligeed tashato ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
majoritaire
majoritaire, adj. - u badnaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
parasitaire
parasitaire, adj. - u agdaanta sida daris ku nool.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préhistoire
préhistoire, n.f. - habayn cilmiyeed oo laga soo bilaabo nolasha bilawgeedi ilaa iyo intii wax la qoray laga soo gaadho
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préretraite
préretraite, n.f. - soo hormarin waqtigii shaqada laga fadhiisan lahaa
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
progressive
(adj) advancing; going forward; increasing in scope or severity.
kordhaaya
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
progressive
/progresiv/ (adj) 1. horumarsan 2. horu-socod ah (horu-kac leh).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
promontoire
promontoire, n.m. - buur weyn oo geed ah ku taala oo xeeb ah oo ay maraakiibtu ka wareegto sida Gardafuul, Jabal Daariq
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prophétique
prophétique, adj. - la xidhiidha nebiga
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prophétiser
prophétiser, v. - wax ka sii sheegid wax dhici doona
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
provitamine
provitamine, n.f. - maado aan falgalin oo cunada ku dhexjirta oo oogadu ay u badasho fiitamin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
réfractaire
réfractaire, adj. - canaad; diida; u adkaysta
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
transitaire
transitaire, adj. - la xidhiidha hakadka jidka
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prémilitaire
prémilitaire, adj. - inta aan tababarka didamada aan lamarin is diyaarinta ka horaysa.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préparatoire
préparatoire, adj. - diyaarin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
protocolaire
protocolaire, adj. - heshiiska la socda
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
appropriation
/approopiryeyshan/ (n) u qoondayn ama u qgorshayn. e.g. The company makes appropriations for different departments.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
expropriateur
expropriateur, n.m. - lagala wareegay wixisii.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Expropriation
Mulkiguuris
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
expropriation
expropriation, n.f. - dhaxal wareejin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
parlementaire
parlementaire, adj. - la xidhiidha golaha shacbiga.
parlementaire, n.m. - Xildhibaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
propédeutique
propédeutique, n.f. - wax barasha iyo imtixaamad qaybteeda hore (qalinjabinta ka hor)