prolifique
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prolifique
prolifique, adj. - si dhagso ah u bata
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
politique
politique, adj. - siyaasad
politique, n.f. - cilmiga dabciga, habka iyo qaabka dawladda; aragtida siyaasadeed; arrimaha su'aalaha siyaasadda
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prolific
/pralifik/ (adj) wax soo saar badan.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
prolific
a., daal badan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pacifique
pacifique, adj. - qofka nabadda jecel, dagaalka neceb; nabadeed.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
polémique
polémique, adj. - muran; dood cilmiyeed suugaaneed siyaaseed
polémique, adj. - ku saabsan muran
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prolifère
prolifère, adj. - bata; kordha; farabata tarma
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
prolifico
agg. - aad u dhalma badan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prolixité
prolixité, n.f. - khaladka uu lee yahay waxa farabata
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prosaïque
prosaïque, adj. - sharaf iyo wanaag midna aan lahayn; xun; liid ah
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
honorifique
honorifique, adj. - sharfid; ixtiraamid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
proliferate
/pralifareyt/ (v) badasho (dhakhso u kordhid).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prophétique
prophétique, adj. - la xidhiidha nebiga
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
paléolithique
paléolithique, adj. - waqtigii taariikhda ka horeysay oo caanka ku ahayd isticmaalka dhagaxda dadkii wagaa noolaa waxaan xiligaasu socday boqollaal kun oo sano.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
problématique
problématique, adj. - mushkilad keena
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
colique
colique, n.f. - Calool xanuun weyn oo aan shuban ahayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
profile
/prowfayl/ (n) 1. muuqaal dhinac ah (siiba wajiga ama madaxa qofka), hummaag ama muuq gees ka muuqda 2. taariikh nololeedka qof muhiim ah.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Profile
Dhinac-ka'eeg
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prolixe
prolixe, adj. - inta aad u bato la kala garan waayo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
clinique
clinique, n.f. - Xafiiska Takhtarka; Isbitaal.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
critique
/kritik/ (dhaleecayn) (n) cambaarayn
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
critique
critique, adj.et n. - Heer qadhaadh; heer xun.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
érotique
érotique, adj. - la xidhiidha jacaylka isu tagga ninka iyo naagta (wada seexashada).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ironique
ironique, adj. - kajan leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
phonique
phonique, adj. - la xidhiidha codka
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poétique
poétique, adj. - u gaar ah gabayga.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pratique
pratique, adj. - hawl gacmeed ah; ku saabsan hawl gacmeed; ku saabsan gacan ku qabasho
pratique, n.f. - gacan ka qabashada
usage - fal ama isticmaal joogto ah
coutume - caado
libre pratique - fal u madax banaaneyn.
pratiques religieuses - caabudidda
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prodigue
prodigue, adj. - khasaaro leh
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
proficuo
agg. - faa'iido leh.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
proibire
v.tr.- mamnuucid, reebid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prologue
prologue, n.m. - qaybta hore oo buug oo ka hadlaysa wax guud oo aan ahayn dulucda buuga
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tropique
tropique, n.m. - kulaalle
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
mirifique
mirifique, adj. - wax aan loo fadhiyin; yaabid leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pélagique
pélagique, adj. - la xidhiidha badda.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
phtisique
phtisique, adj. - feedhaha; qaaxada sambabaha ku dhacda.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
proximité
proximité, n.f. - agagaarka; aan ka fogayn
à proximité de - u dhaw
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
soliloque
soliloque, n.m. - qofka kaligiisa isla hadla
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
géologique
géologique, adj. - la xidhiidha cilmiga baadhista macdanta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
granitique
granitique, adj. - sifo graanitka lagu yaqaanay leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
horrifique
horrifique, adj. - naxdin keena,
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
magnifique
magnifique, adj. - aad u fiican.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
phonétique
phonétique, adj. - la xidhiidha cadka.
phonétique, n.f. - cilmiga barashada dhawaaqa iyo isbedbedelkiisa.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prodigieux
prodigieux, adj. - irkig leh; la yaab leh; ammankaag leh
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prodigious
/prodijas/ (adj) xad-dhaaf ah (siiba weynaanta iyo tirada).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
proliférer
proliférer, v. - kordhid; tarmid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
propitiate
/prowpishiyeyt/ (v) raalli-gelin (maslixid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
propitiate
v.tr., heshisi, cadha tir; propitiate for, toobad keen.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
propitious
/prapishas/ (adj) ayaan badni leh (nasiib wanaag leh; fartuuno ah).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
spécifique
spécifique, adj. - wax gaar ah; si gaar ah
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
géopolitique
géopolitique, n.f. - cilmiga siyaasadda
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
paraplégique
paraplégique, adj. - cagoole.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pathologique
pathologique, adj. - la xidhiidha cilmiga cudurrada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
patronymique
patronymique, adj. - magac reer ama qabiilo wadaagto oo ah kan aabihi ay ka yimaadeen
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
policlinique
policlinique, adj. - bukaan jiif ay dawladda hoose maamusho
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
polyclinique
polyclinique, adj. - bukaan jiif cudurro badan lagu daweeyo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pronostiquer
pronostiquer, v. - wax ka sii sheegid wax dhicidoona
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
idéologique
idéologique, adj. - la xidhiidha aydiyoolojiyada
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
parabolique
parabolique, n.f. - la xidhiidha khadka qalooca.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pétrolifère
pétrolifère, adj. - baansiin ama saliiddi ku jirto.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pragmatique
pragmatique, adj. - dhab u qaadashada wixi dhaqan gala oo kali ah
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préfabriqué
préfabriqué, adj. - sii samaysan; sii diyaar ah
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
progéniture
progéniture, n.f. - xidhiidhka caruurta iyo dadka waaweyn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prohibitive
/prow hibativ/ prohibitively; (adj) reebban (wax aan la samayn karin).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
proibizióne
s.f. - mamnuucid(da).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
promptitude
promptitude, n.f. - degdeg arrin u fuliya
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
théologique
théologique, adj. - la xidhiidha barashada cilmiga diinta
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préhistorique
préhistorique, adj. - dhigaalka ama goraalka taarikhda ka hor; intaan taarikhda la qorin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
propédeutique
propédeutique, n.f. - wax barasha iyo imtixaamad qaybteeda hore (qalinjabinta ka hor)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
psychologique
psychologique, adj. - xidhiid la leh ama ku tacaluga cilmunafsiga