proficiency
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
proficiency
/prafishensi/ (n) aqoon sare u lahaansho.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
proficient
/prafishant/ (adj) aad u yaqaan (xirfad fiican leh).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
deficiency
(n) the quality or condition of being lacking in an essential quality or element.
ka yaraanta wax yaabo daruuri ah
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
deficiency
/dhifishensi/ (n) yaraan (ku yaraansho)
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Efficiency
Karti
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
efficiency
/ifishensi/ (n) wax-qabad fiicni.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Efficiency
Karti
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sufficiency
/safishansi/ (n) kaafi (fillaansho).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
praticien
praticien, n.m. - qofka hawl gacmeedka yaqaan khibrad leh (takhtar, joojoojiste, iwm)
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
pruriency
n., xajin, -ti.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prescience
prescience, n.f. - wax ka og ama wax ka sheegi kara wax soo socda
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
presidency
/presadansi/ (n) 1. xafiiska madax-tooyada 2. madax-weynanimo (mudada madaxnimada).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
providence
providence, n.f. - awood Ilaahiya ah; qof wax gargaara
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
providence
n., xekmad, -di.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
policier
policier, adj. - la xidhiidha booliska; ka mid ah booliska
policier, n.m. - qof ka tirsan ciidaanka booliska; askari booliska ka tirsan; dable booliska
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
precinct
/priisinkt/ (n) 1. xaafad booliskeeda iyo doorashadeedu gaar u yihiin 2. dhismo weyn iyo aagiisa (sar weyn iyo wareegeeda).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
proficuo
agg. - faa'iido leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
profiler
profiler, v. - sansaamid
se profiler - isu muujiya
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
profiter
profiter, v. - macaashid; faa'iidid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prolific
/pralifik/ (adj) wax soo saar badan.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
prolific
a., daal badan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prophecy
/profasi/ (n) 1. faal (wax sheeg, ama saadaal sheegidda mustaqbalka) 2. waxyi.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
prophecy
n., nubuwad, -di.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
province
/provins/ (n) 1. gobol (qaybaha maamul ee dal middood) 2. takhasus (ku takhasusid, laan cilmi oo kale).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
province
province, n.f. - qayb wayn oo maamul leh oo dal kamid ah (gobol); sida Hargaysa, Kismaayo iwm
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
deficient
/difishenti/ (adj) ku yaraansho (ku yar).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
efficient
/efishent/ (adj) wax-qabad fiican leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
efficient
efficient, adj. - karti leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
phénicien
phénicien, adj. - Fiiniqi; reer Fiiniiqiya.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
physicien
physicien, n.m. - qofka aqoonta u leh cilmiga fisiigiska.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
profanity
/prowfaanati/ (n) gef ama af-xumo diinta loo geysto.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
profiteur
profiteur, n.m. - qof wax ka faa'iidaysta
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
profusion
profusion, n.f. - badnaan xad dhaaf ah
à profusion - badan; aad u badan
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
prolifico
agg. - aad u dhalma badan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prominent
/promanant/ (adj) 1. caan ah (qof muhiim ah oo magac dheer) 2. si fiican u muuqda (muuqaal weyn oo waadax ah leh).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
promising
/promisin/ (adj) rajo fiican leh (mustaqbal fiican astaantiis leh).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
propriety
/praprayati/ (n) anshax (edeb).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
provision
/pravishan/ (n) 1. wax-bixin (siin) 2. ku tala-gal ~ sahay 3. shuruud (qodob sharci oo wax gooynaya).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Provision
Uqoondayn
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
provision
provision, n.f. - waqtiga soo socda u sii qaybin; raashin qaybin
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
provision
n., jicsin, -ki, sahay, -di.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
proximity
/proksimati/ (n) u dhow (u dhawaan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
conscience
/konshansi/ (n) damiir.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
conscience
conscience, n.f. - Garaad,
sans conscience - aan loo fiirsan; aan laga fiirsan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
efficiènte
agg. - karti leh.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
efficiènza
s.f. - karti.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
preference
/prefarans/ (n) doorsasho (faddilid ka door-bidasho).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préférence
préférence, n.f. - ka doorbidid ama ka doorbidasho
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
présidence
présidence, n.f. - xafiiska madaxtooyada
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prodigieux
prodigieux, adj. - irkig leh; la yaab leh; ammankaag leh
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
provisions
/pravishans/ (n) raashin. e.g. We got our provisions at the village shop.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Sufficient
Filan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sufficient
/safishant/ (adj) kaafi ah (deeqa, ku filan).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
sufficient
a., ku filan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
provisional
/pravishanal/ provisionally; (adj) ku meel-gaar ah (in waqtiya jiraya).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sufficiènte
agg. - ku filan, kafaayo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sufficiènza
s.f. - fillaansho (-da).