presuntuoso
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
presuntuóso
agg. - islaweyn.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
presumptuous
a., faan badan, amar weyn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
fruttuóso
agg. - miro badan leh; faa'iido leh, waxtar leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
presuppose
/priisapows/ (v) run ka soo qaadid (run u mala-awaalid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
presentation
/presanteyshan/ (n) soo-bandhigid (soo-bandhigid khudbad, hadiyad bixin iwm).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
présentation
présentation, n.f. - soo bandhiga
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
presènte
agg. e s.m. - xaadir, jooga; la joogo (waqti); joogto (naxwe).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
prèstito
s.m. - amaah, deyn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
prezióso
agg. - qiime leh.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
rundudso
f.mg3 (-saday, -satay) Ciil iyo murugo darteed gorodda la laallaadin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
présenter
présenter, v. - soo hordhigid.
offrir - siin
présenter quelqu'un - dad soo dhexgalin inta qofku waxa uu yahay la baro
exprimer - dambi dhaaf codsasho; codsasho in laga raali ahaado
présenter les armes - bandhigid; muujin; gaado ku ciyaarid
se présenter - is abrid; inta aad qof utimado aad isu sheegto
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
presently
/presantli/ (adv) 1. hadda (waqtigan xaadirka ah) 2. isla-haddeer.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
prestigio
s.m. - sharaf, sumcad.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
presentare
v.tr. - muujin; dad is-barid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pressapòco
avv. - qiyaastii, ku dhow.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prestation
prestation, n.f. - dayminta
prestation de serment - la dhaarto
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prétention
prétention, n.f. - rabidda ujeedo ka leh islawaynaan ama faan aan dhab ahayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prevention
/privenshan/ (n) ka hor-tag (is-hortaagis).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prévention
prévention, n.f. - ka hortagid; joojin; wax dhaca ama la falo ha xumaado hase samaade wakhtigey ku haboonayd ka hor; muddada qof dambi galay uu xabis ku jiro iyada oo aan la xukumin (rumaan)
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Preventivo
Ergo, wafdi, diraal
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
preventivo
agg. e s.m. - ka hortag; kharaj la mala'awaalaya.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
rispettóso
agg. - xurmo leh, xushmo leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
present-day
/presant dhey/ (adj) waqtiga xaadirka ah jira (casri ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
presentable
/prisentabal/ (adj) la soo bandhigi karo (dad la soo hordhigi karo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
présentable
présentable, adj. - la soo bandhigi karo; dad la horkeeni karo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
presentment
/prisentamant/ (n) dareen saadaal xun ah ka murugeysan (ka fiigsan wax dhici doona).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
presumption
/prisampshan/ (n) moodid (run u qabid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
presumption
n., faan, -ki, amar weynaan, -ti.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
présupposer
présupposer, v. - malayn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pretentious
/pritenshas/ (adj) faan been ah iyo is-tustus.