presse-citron
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
presse-citron
presse-citron, n.m. - casiiridda liinta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pressentir
pressentir, v. - si dareemid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
persecution
/persi kyuushan/ (n) caddibaad, saxariirin (xagga diinta, dhaqanka, midabka iwm).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
persécution
persécution, n.f. - walaacida walbahaarida; xumaato iyo argagaxin joogta ah oo qof lagu hayo.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
persecution
n., silic, -i.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prosecution
/prosakyuushan/ (n) 1. ciqaab marin; (dambi ku oogid) 2. dadka ku doodaya dambiilaha
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Prosecution
Dacwayn Dibid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prospection
prospection, n.f. - baadhis
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
presentation
/presanteyshan/ (n) soo-bandhigid (soo-bandhigid khudbad, hadiyad bixin iwm).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
présentation
présentation, n.f. - soo bandhiga
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
preservation
/presarveyshan/ (n) 1. ilaalin (dhawrid; xafidid) 2. sidiisii ah (shay aan is bedelin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préservation
préservation, n.f. - iska ilaalinta
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
presse-purée
presse-purée, n.f. - qalab ama aalad loo isticmaalo shiidida khudrada
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prédisposition
prédisposition, n.f. - u diyaar garoobidda
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
presse-papiers
presse-papiers, n.m. - shay culus oo xaashiyaha la duldhigu si la isugu qabto
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
dissection
/dhisekshan/ (n) lafa-guris.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perfection
perfection, n.f. - qayb ugu fiican; ugu sarraysa muhiim loo baahan yahay.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
perfection
n., dhamaad, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
persecutor
/persi kyuutar/ (n) dhibbane (qofka dhibta la gaarsiiyey).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
possession
/poseshan/ (n) lahaansho (milkiyad).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
possession
possession, n.f. - lahaanshada
délire de possession - heer waali ah oo qofku gaadho in uu wax walba yeesho
prendre possession de - meel walba ku khasaara
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
possession
n., lahaan, -ti.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prediction
/pridhikshan/ (n) oddoros (saadaal).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prédiction
prédiction, n.f. - wax ka sii sheegida mustaqbalka; tafaa'ulka
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
prediction
n., wax sheeg, -gi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préhension
préhension, n.f. - dareenka ama garashada
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prestation
prestation, n.f. - dayminta
prestation de serment - la dhaarto
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pretension
/pritenshan/ (n) sheegasho ama iska-yeelyeelid wax aadan ahayn (wax been ah ku faanid).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prétention
prétention, n.f. - rabidda ujeedo ka leh islawaynaan ama faan aan dhab ahayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prevention
/privenshan/ (n) ka hor-tag (is-hortaagis).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prévention
prévention, n.f. - ka hortagid; joojin; wax dhaca ama la falo ha xumaado hase samaade wakhtigey ku haboonayd ka hor; muddada qof dambi galay uu xabis ku jiro iyada oo aan la xukumin (rumaan)
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Projection
Isqaad
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
projection
/prajekshan/ (n) 1. qiyaas (kol-kollaare; qaddarid) 2. muujin ama bandhig filin iwm 3. tuuryo (ganid; gantaal).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Projection
Yuubnaan, Ujeedin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prosecutor
/prosakyuutar/ (n) ku doode (qareenka muddiciga ku ah eedaysanaha).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
protection
/pratekshan/ (n) ka hor-tag (ilaalis, dhawritaan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
protection
protection, n.f. - ilaalin; xaafidid; dhawrid dhib ka ilaalin
protection civile - xanaanada dadweynaha
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
protection
n., ilaalo, -adi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
réélection
réélection, n.f. - dib dambe u soo doorasho.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Reflection
Noqod
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Reflection
Noqod
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reflection
/riflekshan/ (n) 1. hummaag noqod ilays noqod 2. hummaag (sida sawirkaaga uu hummaagiisu biyo ama muraayad kaaga dhex-muuqdo) 3. fikrad (siiba mid si fiican looga baaraan dagay).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
repetition
/ripatishan/ (n) soo noqnoqod (soo celcelis, wax dhawr goor soo noqnoqda).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
répétition
répétition, n.f. - ku celcelin
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Trisection
Saddex-qayb
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prédication
prédication, n.f. - wacdinta
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
predication
n., wano, -adi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
premonition
/priimanishan/ (n) dareen saadaal xun qaba (wax dhici doona ka fiigsan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prémonition
prémonition, n.f. - dareenka ama mala'awaalida in waqtiga soo socda dhibaato dhici donnto.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
preposition
/prepasishan/ (n) meeleeye (naxwe ahaan, kalmad laga hor mariyo magaca ama magac-uyaalka sida from, out, of).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préposition
préposition, n.f. - fikrad la soo jeediyo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
présomption
présomption, n.f. - loo qaato in ay dhab tahay ila wax ka duwan la helo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
presumption
/prisampshan/ (n) moodid (run u qabid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
presumption
n., faan, -ki, amar weynaan, -ti.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reservation
/resarveyshan/ (n) 1. boos-celis (boos-celin samaysasho, sida diyaaradda, huteelka iwm) 2. shaki (shaki ka qabid) 3. dhul seerayn (dhul loo xiro dad gaar ah ama hawl gaar ah).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Reservation
Egbid; gawshaysi
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
réservation
réservation, n.f. - boos shaneemo ama golaha maaweelada iyo madadaalada oo horay loo sii ijaarto
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ressusciter
ressusciter, v. - miyirsi; miyirsaday
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
restriction
restriction, n.f. - keydsasho; yaraynta; xadaynta.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Transection
Waqtiga jooga
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
precondition
/priikandhishan/ (n) shardi (shardi ku xirid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
predilection
/predh lekshan/ (n) 1. jamasho (jacayl badan u qabid) 2. faddilid (door-bidid).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prédilection
prédilection, n.f. - jeclaan gaar ah; door bidis.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
prescégliere
v.tr. - (ka) doorasho.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
prescription
(n) a written direction for the preparation and administration of a remedy.
qoritaanka daawada
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prescription
/pris kripshan/ (n) rijeeto (qoraalka ama qoridda daawada). presence/presans/ (n) joogitaan (xaadir ahaansho).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prescription
prescription, n.f. - warqadda takhtarka u qoro dadka xanuunsan si ay daawo ugu qaatan; amar; farriin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pressentiment
pressentiment, n.m. - saado ama dareen wax soo socda: mala awaal
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prévarication
prévarication, n.f. - xilkasnimo darrida
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prosternation
prosternation, n.f. - dhul isdhigida