prefab
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prefab
/priifaab/ (n) guri horay loo soo diyaariyey, oo dhismihiisa laysku rak-rakibo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préfabrication
préfabrication, n.f. - horay u sii dhisidda ama samaynta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préfabriqué
préfabriqué, adj. - sii samaysan; sii diyaar ah
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
preface
/prefas/ (n) 1. gogoldhig ~ hordhac (ararta buugga ama qoraalka laga hormariyo) 2. ararta hadalka ~ gogoldhig.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préface
préface, n.f. - sharax uu ku qoro qofka qoraaga ahi buuggiisa
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préau
préau, n.m. - daarad korka ka dadan dhinac yadana ka bannaan
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
prèda
s.f. - qaniimad, wax gacan galay.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prefer
/prifer/ (v) ka door-bidid (ka faddilid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
prefer
v.tr., ja'alaw.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préfet
préfet, n.m. - hor jooge
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prefix
/priifiks/ (n) horgale (naxwe ahaan, xarfaha ama ereyga ka hor mara eray kale oo kalmad cusub sameeya). e.g. dislike, unwanted.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préfix
préfix, n.m. - horay go'aan looga sii gaadho.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prepay
/priipey/ (v) hor-marin (sii bixin; ama qaddimid lacageed).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préfacer
préfacer, v. - qorid sharaxa buuga
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prenable
prenable, adj. - la qabsan karo (magaalo; dhul iwm).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pre-war
/prii woor/ (adj) dagaalka ka hor (colaadda horteed).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prefect
/priifekt/ (n) kabiir (ardayga weyn ee macallinka gacan-yaraha u ah); hor-jooge.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préféré
préféré, adj. - ka jecel; ka doorbidda
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préfixe
préfixe, n.m. - hordhig.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pregare
v.tr. baryid.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
preload
(n) the load of blood waiting to get into the heart,
dhiigga wadnaha u diyaar ah
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prenant
prenant, adj. - qaadasho; qabsasho
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prepare
/pripeer/ (v) diyaarin (wax diyaarsan ka dhigid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
prepare
v.tr., kala hagaaji, dhig.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
presage
/presij/ (v) ka digid (odorosid wax dhici doona).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
présage
présage, n.m. - calaamadaha ama tilmaanaha lagu ogaan karo waxyaabaha soo socda
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prevail
/priveyl/ (v) 1. ka gacan sarrayn (ka guuleysi) 2. faafid (waadax noqosho).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Prevail
Taabbud
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
prevail
v.tr., ka adkaw.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
profane
/prowfeyn/ (adj) u gefid diinta ama ilaah (meel-uga dhac arimaha diinta).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
profane
profane, adj. - wax aanay diintu oggolayn; qof bulsho aanu fahmayn ama la socon karin ku dhex nool
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préalable
préalable, adj. - in lasii diyaariyo u baahan
au préalable - horaan; ka hor
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préétabli
préétabli, adj. - horay loo sii sameeyo