preencolle
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préencollé
préencollé, adj. - dhinac koolo ku leh si meel loogu dhajiyo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
presentable
/prisentabal/ (adj) la soo bandhigi karo (dad la soo hordhigi karo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
présentable
présentable, adj. - la soo bandhigi karo; dad la horkeeni karo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préexcellence
préexcellence, n.f. - heerkiisu aad u sareeyo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
précoce
précoce, adj. - horay u bislaaday; dhaca wakhtigii caadiga ahaa ka hor; dhicis; dasha xiligii caadiga ahaa ka hor.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
récolte
récolte, n.f. - shafidda (beer goyn).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
encoller
encoller, V. - koolo marin (xaashi ama darbi).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prenable
prenable, adj. - la qabsan karo (magaalo; dhul iwm).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
présence
présence, n.f. - joogitaan
présence d'esprit - si degdeg ah uga jawaba ama u fuliya
en présence de - hor jooga
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
presence
n., joog, -gi.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
pretence
n., (false excuse) xeelad, -di.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
recoller
recoller, v. - ku dhajin mar labaad
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
grenaille
grenaille, n.f. - macdan jeexjeex ah.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Principle
Xeer, mabda'
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
principle
/prinsapal/principles;(n) 1. mabda (caquido) 2. qaanuun (xeer).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
protocole
protocole, n.m. - naqliga ama qoraalka hore ee heshiis
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
greenhouse
/giriin-haws/ (n) guriga-cagaarka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prédicable
prédicable, adj. - wax lagu dabaqi karo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préhensile
préhensile, adj. - awood maskaxeed oo uu ku garto leh
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
predictable
/pridhiktabal/ (ad j) la oddorosi karo (la saadaalin karo).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
prevenzióne
s.f. - ka hortag.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prononçable
prononçable, adj. - lagu dhawaaqi karo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reprehensible
/riprihensabal/ (adj) 1. anshax xumo ah (aad u xun, oo karaahiyo ah) 2. eeddeeda leh (dambigeeda la saari karo).