precambrien
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
précambrien
précambrien, adj. - xilliga koobad oo taarikhda samayska dhulka
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Pre-catnbrian
Kambrlan ka horreeye
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
précolombien
précolombien, adj. - Ameerika waqtigi Kiristofa Koloombo kahor
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
preamble
/prii aambal/ (n) horudhac (arar).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
précaire
précaire, adj. - aan rasmi ahayn; aan sugnayn
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préambule
préambule, n.m. - sharax uu ku qoro qofka qoraaga ahi buuggiisa
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
précarité
précarité, n.f. - dabeecada wax aan rasmi ahayn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
precaution
/prikooshan/ (n) ka taxadarid (ka digtoonaan); iska jirid ka taxadarid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
précaution
précaution, n.f. - ka digtoonaanta; digniinta la hortagayo khatarta.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
proclamation
/proklameyshan/ (n) shaac ka qaadid (dadweynaha u baahin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
proclamation
proclamation, n.f. - ku dhawaaqidda; shaacaka qaadidda.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prope-à-rien
prope-à-rien, n.m. - qof aan wax awooda lahayn
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
décembre
décembre, n.m. - Diseember; Bisha ugu dambaysa sannadka miilaadiga.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pêcherie
pêcherie, n.f. - meesha ama halka wax laga jilaabto; meesha laga kaluumaysto.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pénombre
pénombre, n.f. - iftiin yar.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
plébéien
plébéien, adj. - dabaqada hoose ee shacbiga.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Prairies
Bireeris
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prenable
prenable, adj. - la qabsan karo (magaalo; dhul iwm).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prepared
/pripeerdh/ (adj) diyaarsan (la diyaariyey).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préparer
préparer, v. - diyaarid
se préparer - is diyaarid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
remarier
remarier, se, v. - mar labaad la guursado; dib u guursi
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
ricamare
v.tr. - naqshadayn, daabicid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
ricambio
s.m. isdhaafsi; (pezzi di r.: cadad dayactir).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sprecare
v.tr. - ku fataalid, ku loofaarid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Neecaabin
(Neecaabin-ta)
Neecawda u furid, u dhigid, ku warid; layrin; dalayn (aqal, kd.); haawih (weel, kd.).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
neecaabin
m.f.dh eeg neecaabi. la-mid: naacaabin, neecaawin.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
neecaabin
-ta: (magac, dhedig, keli) laydhin oo hawada u furid. Daaqadaha waxa loogu talagalaa neecaabinta aqalka. Dh: laydhin, dalayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
praticien
praticien, n.m. - qofka hawl gacmeedka yaqaan khibrad leh (takhtar, joojoojiste, iwm)
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
precèdere
v.tr. - ka horeyn, ka hormarid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
precisare
v.tr. sugid, xaqiijin.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Precision
Jaan-go
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Precision
Dhag ah
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
precision
/prisishan/ (n) sax (khalad la'aan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
précision
précision, n.f. - sax; khalad la'aan
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Predation
Ugsadhai
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
premature
(adj) occurring before the proper time, esp. a premature infant.
dhamay
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
premature
/priimajuur/ prematurely; (adj) 1. aan waqtigiisii gaarin (wax dhaca ama la falo waqtigii habboonaa ka hor) 2. dhicis (ilmo aan bilo dhammaysan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prématuré
prématuré, adj. - la sameeyo ka hor wakhtigey haboonayd
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
preparare
v.tr. - diyaarin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
presùmere
v.tr. - maleyn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
prevalére
v.intr. - ka gacan sarrayn; ka qaymaroonaansho.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
reclamare
v.intr. e tr. - dacweyn, ashtakeyn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
recumbent
/rikambant/ (adj) jiifid (jiifa).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
remembrer
remembrer, v. - isu gayn isku wax laga abuuro
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dhegamarin
-ta: (magac, dhedig, keli) (is ~) wax aan waxba maqlayn iska dhigid oo hadal ka dhega'adaygid. Dh: dhega'adaygid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
mécanicien
mécanicien, n.m. - Qofka makaanigga ah; qofka mashiinka ku shaqeeya; makaanik; qofka xirfadda u leh ku shaqaynta mishiinnada ama mishiinnada wax ka yaqaan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
precarious
/prikeriyas/ (adj) 1. aan meel ku sugnayn (aan meel haysan ama meel ku nagayn) 2. khatar ah (halis ah).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
précompter
précompter, v. - lacag ka jarid; lacagta shaqaalaha laga jaro si loo siiyo ururo guud ama gaar ahaaneed
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
proclamare
v.tr.- ku dhawaaqid, caddayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préfabriqué
préfabriqué, adj. - sii samaysan; sii diyaar ah
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
preparation
isdiyaarin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
preparation
/prepareyshan/ (n) diyaar-garoow (diyaar noqosho).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préparation
préparation, n.f. - diyaarinta; diyaar garaynta
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
présomption
présomption, n.f. - loo qaato in ay dhab tahay ila wax ka duwan la helo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
presumption
/prisampshan/ (n) moodid (run u qabid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
presumption
n., faan, -ki, amar weynaan, -ti.