pratiquant
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pratiquant
pratiquant, n.m. - diinta dhaqan galiya; ku socda diinta
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
piquant
/piikant/ piquancy; (adj) 1. dhadhan fiican leh 2. xiisa leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
piquant
piquant, adj. - wax udgoon oo xawash leh dhadhankiisuna macaan yahay sida suugada.
piquant, n.m. - wax wax muda sida qodaxda, irbada iwm.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pratique
pratique, adj. - hawl gacmeed ah; ku saabsan hawl gacmeed; ku saabsan gacan ku qabasho
pratique, n.f. - gacan ka qabashada
usage - fal ama isticmaal joogto ah
coutume - caado
libre pratique - fal u madax banaaneyn.
pratiques religieuses - caabudidda
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pratiquer
pratiquer, v. - ku celcelin wax qabasho
mettre en pratique - dhaqan galin
pratiquer la médecine - aqoonta maskaxeed oo la falgaliyo, sida qalidda iwm.
faire - fulin; samayn
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
plastifiant
plastifiant, adj. - maaddo lagu daro wax si loo jiliciyo.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
patient
(n) person receiving medical treatment.
qofka buka ee la daawaynayo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
patient
/peyshant/ (adj) dulqaad leh.
patient: /peyshant/ (n) bukaan-socod (jirran).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
patient
patient, adj. - samir leh; dulqaadasho leh; buka; bukaan jiif ama socod ah.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
patient
a., dulqaadasho badan, kaadsi leh, sugniin leh.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pràtica
s.f. - fal, ficil; dokumentooyin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
radiant
/reydi ant/ (n) 1. shucaacaya (shucaac ka baxayo) 2. riyaaqsan (arwaaxsan, faraxsan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
radiant
radiant, n.m. - sida fanaaliyaha oo kale u fida
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
ratiban
f.mg4 (-bnaa, -bnayd) U r.: cid hawl fulinteeda u xilsaaran ahaansho.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
ratiban
f.mg4 (-bnaa, -bnayd) U r.: cid hawl fulinteeda u xilsaaran ahaansho. m.f.dh, ratibnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
ratiban
(tilmaame) «u» u joogteysan; u rukuman. Biil ratiban baan siiyaa labada waalid.
ratiban: (tilmaame) kala agaasiman; kala nidaamsan. Hawl kala ratiban aan u imaaddo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fatigant
fatigant, adj. - wax daalinaaya (waa hadal wax daalinaaya),
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
manquant
manquant, adj. - Maqan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
plaisant
plaisant, adj. - dadka ka gosliya.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
reliquat
reliquat, n.m. - hadhaa
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rutilant
rutilant, adj. - holcaya; ololaaya
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
plaignant
plaignant, adj. - dacwooda.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
praticien
praticien, n.m. - qofka hawl gacmeedka yaqaan khibrad leh (takhtar, joojoojiste, iwm)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ravissant
ravissant, adj. - jin wax soo jiita leh; waji furan; dadka soo jiita
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prétendant
prétendant, adj. et n. - sheeganaya; ku dacwinaya
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
protestant
protestant, adj. - haysta diinta brotestaanka
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
gratitudine
s.f. - abaal.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
participant
/partisapant/ (n) ka qayb qaate (qofka hawl ama arin ka qayb-qaata).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
participant
participant, adj. et n. - ka qayb qaata.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
plastiqueur
plastiqueur, n.m. - bambo qarxiye.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
graphiquement
graphiquement, adv. - qoraal ahaan.