postmortem
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
postmortem
/powst moortam/ (n) baarista qof geeriyooday sababtuu u dhintay.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
postmaster
/powst maastar/ (n) maamulaha xafiis boosto.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
post-partum
(adj) of, or occurring in the period shortly after childbirth.
dhalmada ka dib
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pastóre
s.m. - xoolojire.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Postmen
dhanbaalwale
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
posture
(n) a position or attitude of the body or of bodily parts,
joog
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
posture
/posjar/ (n) 1. qaabka jirka qofku ku sugan yahay (sida istaag, fadhi, janjeer, fooror iwm) 2. mawqifka ama aragtida qofka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
posture
posture, n.f. - meel; mawqif; go'aan; boos
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
postdate
/powst dheyt/ post-dated; (v) ku qorid taariikh ka danbaysa tan markaas la joogo e.g. Post dated check.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
postpone
/powst pown/ (v) dib u-dhigid (u kaadin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
postérité
postérité, n.f. - qof tafiirtii ama ciddii ka faracantay
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
posthaste
/powst heyst/ (adv) xawaare sare ku socda (sida ugu deg-degsan u socda).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
postposer
postposer, v. - ku xiga; kasoo socda kan ka dambeeya
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Postulate
Dhardhaar (dhadhaar)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
post-dater
post-dater, v. - taariikh dib ugu dhigid (taariikhda la qoro)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
postal order
/ (n) jeegga wareega ee boostada ~ jeeg badanaa boostada laga gato oo qof boosto loogu diro.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
postériorité
postériorité, n.f. - kaddib; xagga dambe xigid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
positionner
positionner, v. - tilmaamid meel
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
post-scriptum
post-scriptum, n.m. - qoraalka lagu daro warqad marka la saxiixo kadib