porte-outil
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-outil
porte-outil, n.m - kolay lagu qaato qalabka wax lagu sameeyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-voix
porte-voix, n.m. - cod wayneeye
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-objet
porte-objet, n.m. - sanduuq yar oo lagu rito qarshooynka yaryar ee loo isticmaalo shaybaadhka mikroskoobka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-feuille
porte-feuille, n.m. - boorso yar.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-monnaie
porte-monnaie, n.m. - boorso yar oo silsilad lagu xidho leh haragna ah oo lacagta sanuuda ah lagu rito.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-parole
porte-parole, n.m. - afhayeen.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-aiguille
porte-aiguille, n.m. - qofka calanka qaada
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
portatif
portatif, adj. - la qaadi karo; aan meel ku dhagsanaynse kolba meeshii la rabo loo qaadan karo.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Portrail
Suurad, suurayn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sort out
/soort awt/ (v) ka-soo saarid (ka soo-soocid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
portfolio
/poort fowliyow/ (n) 1. jagada ama xafiiska wasaaradeed 2. boorso (shandad); siiba midda warqadaha iwm lugu qaato.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
potential
/patenshal/ (adj) imaan kara (suurto gal noqon karo; ixtimaal fiican leh).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
potentiel
potentiel, adj. - muujin kara in uu awood buuxda leeyahay; ficil keeni kara
potentiel, n.m. - qof xoog leh
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-clés
porte-clés, n.m. - qalab lagu xidho furaha.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pare-soleil
pare-soleil, n.m. - dallad.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
portafoglio
s.m. boorso jeeb.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-plume
porte-plume, n.m. - qori inta carrab qalin la galiyo wax lagu qoro inta khadda la daro.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-savon
porte-savon, n.m. - qolofta saabuunta lagu rito
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
patte-mouille
patte-mouille, n.f. - maro inta la qooyo marka dharka la feeraynayo lagu xijiyo feerada marada aan xamilayn kulka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-à-porte
porte-à-porte, n.m. - guri walba la tago si dadka arin looga dhaadhiciyo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-affiche
porte-affiche, n.m. - meesha lagu dhajiyo xaashiyaha ogeysiiska.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-bonheur
porte-bonheur, n.m. - xirsi; waxa xun celiya waxa wanaagsanna keena.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-manteau
porte-manteau, n.m. - qalab la sudho kibootka