porte-cles
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-clés
porte-clés, n.m. - qalab lagu xidho furaha.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-billets
porte-billets, n.m. - bambiirada lacagta lagu qaato ama lagu xidho
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-objet
porte-objet, n.m. - sanduuq yar oo lagu rito qarshooynka yaryar ee loo isticmaalo shaybaadhka mikroskoobka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-plume
porte-plume, n.m. - qori inta carrab qalin la galiyo wax lagu qoro inta khadda la daro.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-malheur
porte-malheur, n.m. - keena nasiib darro.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
potence
potence, n.f. - xoog biro ama looxaan la isugu geeyay si wax loogu qaado
gibier de potence - mawduuc aan fiicnayn
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
fore-leg
n., jeeni, -gi.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Particle
Saxar
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
particle
/partikal/ (n) 1. wax aad iyo aad u yar (qurub) 2. xarfaha isku-xirayaasha ah sida (but, and, in, at, iwm).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
particle
n., in yar, -ti, -ayd.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porcelet
porcelet, n.m. - doofaar yar.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
portable
/poortabal/ (adj) la qaad-qaadi karo (shay kolba meel loo qaadan karo, oo aan meel ku dhegenayn).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Portable
Fudud
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
portable
portable, adj. - la qaadi karo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
porthole
/poort howl/ (n) daaqadda diyaaradda ama markabka.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
portuale
agg. - ku lug leh deked.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-voix
porte-voix, n.m. - cod wayneeye
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-avions
porte-avions, n.m. - markabka dayuuradaha qaada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-parole
porte-parole, n.m. - afhayeen.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pare-balles
pare-balles, n.m. - dharka xabbadda celiya.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-outil
porte-outil, n.m - kolay lagu qaato qalabka wax lagu sameeyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-savon
porte-savon, n.m. - qolofta saabuunta lagu rito
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-affiche
porte-affiche, n.m. - meesha lagu dhajiyo xaashiyaha ogeysiiska.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-bonheur
porte-bonheur, n.m. - xirsi; waxa xun celiya waxa wanaagsanna keena.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-drapeau
porte-drapeau, n.m. - ninka ciidamada calanka u qaada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-feuille
porte-feuille, n.m. - boorso yar.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-manteau
porte-manteau, n.m. - qalab la sudho kibootka