porc-epic
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porc-épic
porc-épic, n.m. - kashiito.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porcherie
porcherie, n.f. - xerada doofaarka.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
forceps
(n) an instrument like a pair of tongs, used for grasping, manipulating, or extracting.
maqas aflahayn loo adeegsado in wax lagu qabto
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
forceps
/foorsepis/ (n) qalab bir-qabato u-eg, oo wax lugu qabto, lagana isticmaalo isbitaalada, laababka iwm
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Forceps
Dhalinkaal
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porcher
porcher, n.m. - qofka doofaarka xanaaneeya.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porcelet
porcelet, n.m. - doofaar yar.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
paramedic
(n) a person who is trained to supply emergency medical treatment or to assist medical professionals.
qofka loo tababaray gargaarka degdega ah
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
paramedic
/paaramedhik/ (n) kalkaaliye caafimaad (kaaliye takhtar).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
parchemin
parchemin, n.m. - harag xoolo oo loo magdiyey in wax lagu qoro ama si kale loo isticmaalo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perceptif
perceptif, adj. - la xidhiidha qabashada ama fahmida.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
porcupine
n., caanaqub, -ti.