poncho
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poncho
poncho, n.m. - sansaan kubeerto iyo midabyo kala duwan oo noolnool leh oo inta dhexda laga dalooliyo la galo, waxaa lagu isticmaala Laatiin Ameerika (boonjo).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pòco
agg. - xoogaa, inyar.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pinch
/pinj/ (n) 1. qanjaruufo (qandhuufo)(v) 2. xoog u xanuujin (xoog u cadaadin sida kabaha ciriiriga ah) (v) 3. xadid (dhiitin) 4. far iyo suul (xoogaa, far iyo suul muggood).
in a pinch/ (ame) at a pinch (bre) ~ hadday daruuri tahay (hadday lagama maar-maan tahay).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
pinch
v.tr., qanjiidhi; n., qanjiidho, -adi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
poach
/powj/ (v) 1. kar-karin (biyo ku kar-karin, sida ukunta iwm) 2. ugaarsi sharci darro ah (ugaarsi dhul aadan fasax u haysan, sida dhul dad kale) 3. si xatooyo ama sharci darro ah hanti qof kale u isticmaalid (siiba buug qof kale daabacasho).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poche
poche, n.f. - jeebka; halka shaarka ama surwaalka wax lagu rito.
argent de poche - lacagta jeebka ama loogu tala galo kharashka yar.
de poche - jeebka gala (dhumuc).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ponce
ponce, adj. - dhagax burkaanta ka dhasha oo daldalool leh, khafiif ah, aadna u adag (boons)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
porch
/poorj/ (n) daarad (siiba dhismaha yar ee guriga illinkiisa ku yaal oo dusha ka awdan).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pòrco
s.m. - khansiir, doofar.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Pouch
Mogor jeeb
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pouch
/pawj/ (n) boorso yar (kiishad ama jeebad yar).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
punch
/panj/ (n) 1. feer (feerid) 2. qalab wax lugu dalooliyo; daloolin 3. isku-qas (siiba cabbitaan isku-qas badan ka kooban).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
nonche
cong. - iyo weliba, iyo xitaa.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
poiché
cong. - maadaama.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poncer
poncer, v. - magdin; jilcin; simid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
polochon
polochon, n.m. - barkin dhuuban oo dheer
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ponction
ponction, n.f. - ka qaadid; meel biyo ama malax gasho oo inta la jeexo dhaacaanku shaybaadh lagu sameeyo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
còncavo
agg. - golxo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
conciso
agg. - kooban oo murti leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fanchon
fanchon, n.m. - shaash; malkhabad, gambo dumar (ta madaxa).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
manchot
manchot, n.m. - Qof gacan la'
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
panaché
panaché, adj. - biir (khamro) liin lagu daray.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pencher
pencher, v. - janjeedhis; galoocis.
se pencher - soo janjeedhsad; isqaloocis.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
péniche
péniche, n.f. - markab wayn oo balaadhan oo xamuulka qaada.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pinched
/pintj/ (adj) (diifaysan) qof wajigiisa diifi ka muuqato.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pioncer
pioncer, v. - seexad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
planche
planche, n.f. - loox.
planche à repasser - miiska dharka lagu kaawiyadaysto.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poinçon
poinçon, n.m. - bir wax lagu dalooliyo ama wax lagu calaamadeeyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porcher
porcher, n.m. - qofka doofaarka xanaaneeya.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
potiche
potiche, n.f. - weelaal ama suxuun ka samaysan borseleen oo lagu sameeyo jabaan iyo shiino (dhoobo gaar ah)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
potshot
/pat shat/ (n) iska-shiishid (wax layska tuuro ayadoon si fiican loo shiishin).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
tòrchio
s.m. - makiinad wax shiidda (saliid iwm.).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
torchon
torchon, n.m. - calalka wax lagu tirtiro
le torchon brûle chez eux - markii laba xoolo ah am waalidku islaayan
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pidocchio
s.m. - injir.