pomegranate
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pomegranate
/pomagraanit/ (n) rummaan (miro kan-koon san oo dhexda iniinyo badan iyo guduud dheecaan badan ku leh).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Pomagranate
Rumaan
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
rummaan
m. n. pomegranate
rummaan: [feminine] n. kind of multicolored cloth
Qaamuuska Magacyada Soomaalida: Soomaali-Ingiriis - Anwar Maxamed Diiriye [2006]
Rummaan
name-f colorful; pomegranate
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
rummaan_1
bw: Arabic
de: pomegranate
hm: 1
lx: rummaan
pd: (-ka)
ps: n2-m-enum
key: rummaan_1
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
postgraduate
/powst graajuwit/ (n) waxbarashada ka danbaysa shahaadada koowaad ee jaamacadda
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
coèrente
iskuxiran.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
dominate
/dhomineyt/ (v) 1. xukumid, dusha ka haysasho (v) 2. ka muuqaal dheer, ka muuqda. e.g. The mosque dominated the whole city.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
elegante
agg. - xarragaysan (mardaadi).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
émigrant
émigrant, n.m. - qof dalkiisa ka tagaya
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
emigrate
/emigreyt/ (v) haajirid, qixid. e.g. He emigrated from Somalia.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
mediante
prep. - waasidha; ku (imparo litaliano m. un metodo nuovo.: af Talyaaniga baan ku bartaa hab cusub).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
mercante
s.m. - ganacsade, gedislay.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
moderate
/moderat/moderately; (adj) meel dhexaad ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
nominate
/nomaneyt/ nomination; (v) magacaabid (jago iwm u magacaabid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
overrate
/owvar-reyt/ (v) qiimo saa'id ah u yeelid (qiima uusan lahayn u yeelid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
permeate
/permi eyt/ permeation; (v) ku fidid (wada saamayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
poignant
/ poonyant/ (adj) murugo xanuun leh.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
pregnant
(adj) carrying a developing baby within the uterus.
uur yeelasho
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pregnant
/pregnant/ (adj) 1. xaammilo (noole dheddig ah, oo uur leh) 2. hadal micno badan xambaarsan.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
pregnant
a., ur leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tolerant
/tolarant/ (adj) dul-qaad leh (dul badan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tolerate
/tolareyt/ (v) u dul-qaadasho (dulu yeelasho).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
aggravate
/aggraveyt/aggravates, aggravating; aggravated;(v) 1. xaalad xumayd oo aad ka sii dartid, sii xumayn ama sii qasid. e.g. He aggravated the situation. 2. ka xanaajin. e.g. His speeches always aggravate me.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
aggravate
/aggraveyt/ (v) 1. ku dorsythow (haalid humaati oo lisii humaayi amy lisii qasy). Being out in the cold weather aggravated his cold. 2. Dhirfiyow.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
aggravate
v.tr., sii xumay.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
alternate
(v) to change from one to another, sometimes back and forth.
lagu bedeli karo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
alternate
/ooltarneyt/alternates, alternating, alternated; (adj) talantaali, isbedbedelaya; badbadalid.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
alternate
/ooltarneyt/ (adj) 1. tooky-tooky. (v) 2. isbeddelaw.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
colórante
s.m. - midibeeye (walax).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
égrainage
égrainage, n.m. - dhilid sida sabuulka loo dhilo
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
governare
v.tr. - xukumid, talin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
hibernate
/haybarneyt/ (v) isa-suurin (suuris ama hurdo xayawaanku galaan, siiba xilliga jiilaalka).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
immigrant
/imagranti/immigrants; (n) qofka ka soo haajiray waddankiisii qaxooti, dool. e.g. Somali immigrants are coming to Canada in increasing numbers.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
immigrant
immigrant, adj. et n. - dal shisheeye ka yimid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intégrant
intégrant, adj. - qayb kamid ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
integrate
/intagreyt/integration;(adj) 1. isku-darid; midayn (isu keenid ama isku dhajin). e.g. The two regional bus systems were integrated. 2. is-dhexgalid (laba qolo ama laba ummadood oo is-dhexgala xaga dhaqanka, diinta, afka iwm). e.g. They have been in this country for ten years but have never really integrated.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
modernité
modernité, n.f. - casri.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
momentané
momentané, adj. - aan joogta ahayn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
originate
/orijaneyt/ (v) ka soo bilowday (asalkii).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
overstate
/owvar-steyt/ (v) buun-buunin (ka bad-badin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
paternité
paternité, n.f. - Xidhiidhka wiil iyo waalidki (aabihi).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pédéraste
pédéraste, n.m. - khaniiska.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pegmatite
pegmatite, n.f. - nooc kamid ah garaanitka oo macdanta ku jirta indhaha lagu arki karo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pénétrant
pénétrant, adj. - dhexgalka.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
penetrate
/penatreyt/penetration;(v) 1. dhex gelin (ku mudid) 2. fahmid (dhuuxid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
penetrate
v.i., gal; penetrate into, wareen, geli.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
potentate
/powtanteyt/ (n) awood sare leh; (meel xukuma).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
promenade
promenade, n.f. - lugo baxsi; soo warwareeg; minjo baxsi
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
segregate
/segrageyt/ (v) kala soocid (kala saarid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
segregate
(see separate).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
tolerance
(n) the ability to endure unusually large doses of a drug or toxin,
xamilaad
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tolerance
/tolarans/ toleration; (n) dulqaad (dul, dul-yeelad).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tolérance
tolérance, n.f. - dulqaadasho
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
comandante
s.m. - taliye.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
congregate
/kongarigeyt/ (v) isku-ururid (isu-keenid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
congregate
v.tr., uruuri, so uruuri, isugu keen, isugu geyn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
governante
s.f. - adeegto guri.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
homographe
homographe, n.m. - isku si wax u qora.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
insegnante
s.m. - bare.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pélerinage
pélerinage, n.m. - xajka in uu soo guto u dhoofay.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
domesticate
/dhomestikayt/ (v) 1. rabbaayadayn (v) 2. hawlaha guriga la jeclaysiiyo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
fotografare
v.tr. - sawir qaadid, sawirid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intégralité
intégralité, adj. - dhamaantood; dhamaan ahaan
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
telegrafare
v.tr.- taar (siin) dirid.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
biodegradable
/baayodigraydibul/ (adj) sithis ing bololy kory amy ing leethy kory. Food or paper is biodegradable but plastic is not.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pérégrination
pérégrination, n.f. - socdaalka; safarka.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
undergraduate
/andhar-graajuwit/ (n) heer-jaamacadeed ah; oo aan wali qalin-jabin.