ereyga

polytechnicien

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

polytechnicien

DHAN

polytechnicien, adj. et n. - kasoo baxay dugsiga farsamada gacanta

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

polytechnic

DHAFANDHAAF

/ politeknik/ (adj) dugsiga farsamada gacanta (ee farsamada gacanta).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

polytechnique

DHAFANDHAAF

polytechnique, n.f. - dugsiga leh qaybo badan oo waxbarasho farsamadeed.

waa la naqliyay ✓

Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]

X-Ray Technician

DHAFANDHAAF

Saanaca Fallaaraha (Ekis)

waa la naqliyay ✓

Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]

Lab Techinician

DHAFANDHAAF

Saanaca rugta baarista

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

électricien

DHAFANDHAAF

électricien, n.m. - qofka yaqaan farsamada korontada

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

polythéisme

DHAFANDHAAF

polythéisme, n.m. - diin oggol in ilaahyo badan ay jiraan

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

philotechnique

DHAFANDHAAF

philotechnique, adj. - cilmiga u badalidda aqoonta si dadku u wada gartaan.

waa la naqliyay ✓