polycopie
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
polycopié
polycopié, n.m. - badinta ama sawirka la sawico warqadaha.; la footokoobiyeeyo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
polycopier
polycopier, v. - darsi qoran oo isku xidhan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
photocopie
photocopie, n.f. - sawiridda; xaashi sawirro.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
polymorphe
polymorphe, adj. - muuqaal badan leh; wajiyo badan leh; is rogrog badan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
polygone
polygone, n.m. - sawir shan dhinac iyo inka badan leh (dhinacyo toosan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
polypode
polypode, adj. - luga badan leh
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
polyurie
polyurie, n.f. - kaadi badan; kaadi aan caadi ahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
polygamie
polygamie, n.f. - caado ah in ninku naago badan qabo isla mar ama waqti keliya
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
polysémie
polysémie, n.f. - kalmada macnooyin badan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
photocopier
/fowta kopiyar/ (n) mashiinka warqadaha lagu sawiro ~ makiinadda nuqul samaynta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
photocopier
photocopier, v. - sawirid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
polyandrie
polyandrie, n.f. - hab naagta ay isku mar niman badan guursan karto
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
polychrome
polychrome, adj. - midabyo badan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
polyglotte
polyglotte, adj. - qofka afafka ama luqadaha badan yaqaan.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Polynomial
Tibxaale
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hypoglycémie
hypoglycémie, n.f. - marka sonkortu dhiigga ku yaraato oo uu qofku wareero ama uu dhulka ku dhoco.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
photocopieur
photocopieur, n.m. - makiinad ama qalabka wax lagu sawiro; wax lagu badiyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
polyclinique
polyclinique, adj. - bukaan jiif cudurro badan lagu daweeyo
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Polymorphism
Qaab-badana
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
police
/paliis/ (n) askari, boolis.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Police
Booliis
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
police
police, n.f. - ciidamada nabadgalyada ilaaliya; booliska
police secours - ciidamada heeganka ee nabadgalyada.
salle de police - xafiiska booliska
police, n.f. (contrat d'assucance) - la sixiixi warqad caymis
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
colonie
colonie, n.f. - Mustacmarad; Dhulka la gumeysto;
colonie de vacances - Caruur badan marka Fasax loo kaxeeyo.
colonie d'abeilles - Raxan shiini ah.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
polmóne
s.m. sambab.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Polygon
Geesoole
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
polygon
/poligan/ (n) shaxan ama sawir shan gees ama ka badan leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
glycémie
glycémie, n.f. - sonkorta dhiiga ku jirta.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
Polaroid
/powlaroydh/ (n) 1. kaamarada hal ka mar masawirka soo tuurta (kaamarada masawirkoo caddaysan soo saarta) 2. maaddo la geliyo muraayadaha oo nuurka ka yaraysa.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
policier
policier, adj. - la xidhiidha booliska; ka mid ah booliska
policier, n.m. - qof ka tirsan ciidaanka booliska; askari booliska ka tirsan; dable booliska
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
polygame
polygame, adj. - ninka dhawr ama naagaha badan gaba
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
polymère
polymère, n.m. - curiye ka kooban molikiyuulo badan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
fotocòpia
s.f. - nuqul sawir.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
podologie
podologie, n.f. - cilmiga cudurada cagaha gala iyo daawadooda.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
polmonite
s.f. - jirro sambabka ku dhacda.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
polyandre
polyandre, adj. - naag rag badani qabaan isku mar
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
polygonal
polygonal, adj. - xagallo badan leh
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
porcupine
n., caanaqub, -ti.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
philosophie
philosophie, n.f. - falsafad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
politologie
politologie, n.f. - cilmiga barashada loolanka xoogaga siyaasadeed ee bulshada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
polyculture
polyculture, n.f. - waxyaabo kala jaad jaad ah oo la beero
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
polymériser
polymériser, v. - curinta curiyaha cusub
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
polytechnic
/ politeknik/ (adj) dugsiga farsamada gacanta (ee farsamada gacanta).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
polythéisme
polythéisme, n.m. - diin oggol in ilaahyo badan ay jiraan