poliomyelite
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poliomyélite
poliomyélite, n.f. - cudur halis ah oo dareemada ku dhaca kana yimaada feruus oo dadka dila marka uu murqaha neefta gaadho.
waa la naqliyay ✓
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
plomberie
plomberie, n.f. - hoosada wax lagu alxaamo.
waa la naqliyay ✓
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
polmonite
s.f. - jirro sambabka ku dhacda.
waa la naqliyay ✓