poky
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
poky
/powki/ (adj) ciriiri ah (meel aad u mug yar).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
poke
/powk/ (n) 1. ka soo taagan (ka soo jeeda; shay meel ka soo baxsan)(v) 2. ku mudid (shay caarad leh ku mudid).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poly
poly, adj. - hordhig; badan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pony
/powni/ (n) faras yar (faras dhal ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
spooky
/spuuki/ (adj) argagax leh (cabsi badan leh, siiba rooxaan iyo reer-aakhireed looga baqo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
cocky
/koki/ (adj) is-cajabiyey (qof is-mahadiyey).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
hooky
/huuki/hookey; (infl)(n) googoys (arday iskuulka u goo-gooya).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pesky
/peski/ (adj) qas iyo lab badan (arbushaad badan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
phony
/fooni/ (adj) 1. been ah (aan dhab ahayn) 2. beenaale (qof khaa'in ah, siiba qof uusan ahayn iska soo dhiga).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
picky
/piki/ (adj) qofka markuu wax xulanayo aan dhib yari wax ula bixin ee kala findhicila (aan sahal ku qancin markuu wax dooranayo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
poker
/powkar/ (n) 1. turub lagu khamaaro. 2. birqabad (bir dhuxusha iyo dabka lugu qaado).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
polyp
(n) a growth protruding from the mucous lining of an organ such as the nose.
buro ka soo baxda meelo kala jaada
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poney
poney, n.m. - faras dhal yar oo caruurtu fuusho.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
potty
/poti/ (n) 1. tuunji, weel carruurta lugu xaarsheeyo (caruurtu musqul ahaan u isticmaalaan) 2. axmaq (daqonimo ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
proxy
/proksi/ (n) wakiil (cid kale wakiil u ahaansho).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
smoky
/smowki/ (adj) qiiq leh (qaac miiran ah).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Sokay
(Sokay-da)
Meel durugsan, meel ka sokaysa, ka dhow.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sokay
s. la-mid: soke.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
sokay
f. n., loc. nearness, a nearby place
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
sokay
-da: (n) closeness (kalaaws-nes); proximity (parook-simiti); nearness (niyar-nes)
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sokay
-da: (magac, dhedig, keli) meel durugsan, meel ka sokaysa, ka dhow.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sokay
cf: dhow, dhowaan
de: nearness, a nearby place
initial: s
lx: sokay
pd: (-da)
ps: n0-f-loc
key: sokay
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sokey
(fal) dad badan adigu xaggan ugu soo xig Li: shishey.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
spoke
/spowk/ spoken;(v) (speak, oo fal tagay ah).