poivrot
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poivrot
poivrot, n.m. - sakhraan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poivron
poivron, n.m. - barbarooni
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
pivot
udub
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pivot
/pivat/ (n) 1. bar-tilmaameed ka ama wareegga shay ku meeraysto 2. aasaas ah (sal u ah ama ku tiirsan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pivot
pivot, n.m. - xididka aad dhulka ugu fogaada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poivre
poivre, n.m. - filfil.
poivre et sel - filfil iyo cusbo (midab)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poivré
poivré, n.m. - filfil lagu daray; qiimo xad-dhaaf ah
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poivrer
poivrer, v. - filfil ku darid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poivrier
poivrier, n.m. - geedka filfishu ka baxdo
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Port
Deked
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
port
/poort/ (n) 1. deked 2. magaalo deked leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
port
port, n.m. - dekad; furdo; magaalo dakad leh.
arriver à bon port - shil la'aan yimid (markab)
faire naufrage au port - dago markuu soo xidhan lahaa
port autonome - dekad madax banaan oo iyadu kaligeed ismaamusha
port franc - furdad xor ah oo aan wixi soo gala iyo wixi ka baxa midna aan la canshuurin.
port, n.m. - hub
port d'armes - hub qaadasho
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
port
n., (harbour) dekad or deked, -di.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
picot
picot, n.m. - waxa caarada leh sida waranka dubaha carada leh; jilaabka iwm.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pigro
agg. - wahsiile.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pilot
/paylat/ (n) 1. duuliye (diyaarad kiciye) 2. qofka markabka haga 3. tijaabo ah (tijaabo samayn).
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Point
Bar
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Point
Bar
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
point
dhibic
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
point
/pooynt/ (n) 1. caarad (fiiq) 2. bar ama meel go'an; waqti go'an 3. dhibic (booyntiga ama barta xisaabta la dhex geliyo) 4. heer (siiba heerka kulka) 5. qodob (qodobka ama dulucda hadalka) ~ duluc (v) 6. tilmaamid (far ku fiiqid) 7. shiishid (ku taagid).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Point
Qodob
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
point
point, n.m. - dhibic; bar.
point d'interrogation ? - calaamatu su'aal.
point final . - dhibic sheegaysa hadal dhamaaday; dhibic; dhamaad.
deux points : - laba dhibcood oo isdul saaran.
point d'exclamation ! - xariiqin taagan oo dhibici ku hoostaal; calaamatu tacajub; astaanta la yaabka.
points de suspension ... - sadex dhibcood oo isdaboyaala oo sheegaya war socda.
point fixe - barta aan badalmin; barta laga tilmaan qaato.
mettre au point - fasirid; darsi lagala baxo.
être au point - diyaar noqosho.
être mal en point - xanuunsan; aan fiicnayn
faire le point - la qiyaaso barta uu markab taagan yahay.
points cardinaux - jihooyinka (waqooyi, koonfur, bari, galbeed)
point chaud - wixi keena dood iyo iska horimaad; noqdad xasaasi ah
point de côté - oof wareen ama calool xanuun dhib neefsasho keena.
point de fusion, d'ébullition de liquéfaction - darajada kulku ee madooyinka intay ku dhalaalaan ay isku darmaan.
point initial - barta kulanka marka ciidamadu dagaal galayaan ama tababar samaynayaan.
point du jour - marka qoraxdu soo baxdo
point noir - meesha ama jidka maritaankiisu adag yahay ee shilka badan.
point sensible - meesha qofku oo iin ku lee yahay oo wax loogu sheegi karo; saldhiga halbaw laha dhaqaalaha ama nabad galyada.
rendre des points - qof aad tartan ku jirteen oo aad u qirto in uu kaa xoog badan yahay.
vainqueur aux points - dhibco kaga adkaaday sida marka la feedhtamayo.
à point - ku saabsan
à point nommé - waqtiga isaga ah oo go'an.
au dernier point - ugu dambeeya ama ugu cidhifeeya.
de tout point, en tout point - dhamaan
sur le point de - wax soo galaan sheegaya
au point que, à tel point que - ay tahay.
point, n.m. (couture) - caaradda ama fiiqu qodaxi leedahay.
point, adv. (ne.. point) - waxba diidmo
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
point
n., caaro, -adi, fiiq, -i, dul, -shi.
point, v.tr., (sharpen) dhuub, fiiq; point out, tus, muuji.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poire
poire, n.f. - geed midho macaan (ubada u eg) oo la cuno miiridna leh.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
privo
agg. - la'aan, ka maqan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fiérot
fiérot, adj. - si foolxumo leh isulawayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
livret
livret, n.m. - Buug yar.
de caisse d'épargne - Buugga bangiga kaydka.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
parrot
/paarat/ (n) baqbaqaaq yabqama, shimbir dadka dhaajisa ama hadalka dadka ku soo celisa.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Poison
Sun
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
poison
(n) a substance that causes injury, illness, or death, esp. by chemical means.
sun
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
poison
/pooysan/ (n) 1. sun (maaddo nafleyda disha ama dhaawacda)(v) 2. Sumayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poison
poison, n.m. - sun; dhimasho ama dhaawac xun u keenta naflayda
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
poison
n., dhunkaal, -shi, sun, -ki, urgumo, -adi, waabaayo, -adi.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pòvero
agg. e s.m. miskiin (ah), sabool.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poignet
poignet, n.m. - gacanta; gacanta inteeda hore (calaacasha iyo faraha).
poignet de chemise - gacanta shaatiga intiisa hore.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poinçon
poinçon, n.m. - bir wax lagu dalooliyo ama wax lagu calaamadeeyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poisson
poisson, n.m. - kalluun; malaay
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poltron
poltron, adj. - fulay; aan geesi ahayn; cabsada
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pomelot
pomelot, n.m. - nooc midhaha cinabka kamid ah oo waawayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
potshot
/pat shat/ (n) iska-shiishid (wax layska tuuro ayadoon si fiican loo shiishin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
point out
/poynt awt/ (v) 1. tusid (farta | ku fiiqid) 2. ku baraarujin (caddayn ama soo bannaan-dhigid).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poivrière
poivrière, n.f. - beerta ama meesha filfishu ka baxdo