ereyga

pneumotectomie

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

pneumotectomie

DHAN

pneumotectomie, n.f. - cudur sambabada ku dhaca oo sambabadu gubtaan ama boogoobaan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

pneumologie

DHAFANDHAAF

pneumologie, n.f. - cilmiga cudurka sambabada gala.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]

pneumothorax

DHAFANDHAAF
1

(n) accumulation of air or gas in the pleural cavity, occurring as a result of disease or injury.

2

kiishka laabta gudaheeda ee sambabado ku yaalin oo hawo ku ururtay iyadoo keenay cudur ama dhaawac

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

pneumographie

DHAFANDHAAF

pneumographie, n.f. - cabbirka neefta ama dabaysha qofku qaadanayo.

waa la naqliyay ✓