plutot
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
plutôt
plutôt, adv. - inta (ka doorasho); inta aan sakaraadi lahaa waxa la ii qaataa in aan dhinto.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Pluto
Buluuto
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Plot
Dhig, sawir
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
plot
/plot/ (n) 1. shirqool (mu'aamaraad) 2. goob (meel dhul ah oo la dhisto ama la beerto) 3. qiso (qisada riwaayad, buug ama filin ku salaysan yahay).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Plot
Gabel, Kob
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
plutocrat
/pluutakraat/ plutocratic; (n) awood dhaqaale leh (awooddiisa dhaqaale wax ku fuliya).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
blurtout
/balaarti awt/ (v) hadal afku kaa xado (hadal hal mar lala soo boodo). e.g. He blurted out the information before he thought about it.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
flutist
/fluutist/ (n) qofka ka-dhawaajiya siin-baarta, nooca leh daloolada codadka laga baddalo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
glouton
glouton, adj. - qofka cirta weyn; qofka cuntada fara badan cuna.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
glutton
/glatan/ (n) dhuuni (qof cir weyn).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
glutton
n., candha dheer, -ki, hunguri weyn, ciir weyn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
partout
partout, adv. - meel walba.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
peloton
peloton, n.m. - urur yar oo cidama ah oo marka dagaalka u baxa sahan ama kor meer.
peloton d'exécution - urur yar oo loogu talagalo in ay wax toogtan.
suivre le peloton - loo badalo ama ka mid noqda ururka sahanka toogashada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
planton
planton, n.m. - biyatooni.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
platoon
/platuun/ (n) horin askar ah oo laba xiddigle xukumo.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Platoon
Hurin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pleutre
pleutre, adj. - likaha gaar ahaan ka kabaxa geedaha qoloftooda ama korkooda; dooro ama barkin-dhurwaa.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
plotóne
s.m. - koox.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
plummet
/plamit/ (v) hoos u dhicid (hal mar hoos u hoobasho).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
plupart
plupart, (la), n.f. - ugu badnaan.
pour la plupart - inta ugu farabadan.
la plupart du temps - waqtiga ugu badan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
put out
/put awt/ (v) 1. damin (siiba dabka demintiisa) 2. dhibid (arbushid) 3. baahin (akhbaar daabicid ama faafin).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
piuttosto
avv. - axsan.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
pollutant
(n) something that pollutes, esp. a waste material that contaminates air, soil, dr water.
wax yaalaha wasakheeya hawada ,camuudda , biyaha
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
pollution
(n) the act or process of polluting or the state of being polluted; the contamination of the body by the exposure to harmful substances.
wasakhow
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pollution
/paluushan/ (n) wasakhda ama bukhuurka hawada xumeeya.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pollution
pollution, n.f. - wasakhaynta