ereyga

plein-emploi

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

plein-emploi

DHAN

plein-emploi, n.m. - dadku ay wada shaqeeyan aan baagamuudo lahayn.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

plein-temps

DHAFANDHAAF

plein-temps, n.m. - waqtigiisa oo dhan siiya sida marka dhakhtarku uu wakhtigiisa oo dhan siiyo si dadka uu u daaweeyo.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

pleinement

DHAFANDHAAF

pleinement, adv. - si buuxda.

waa la naqliyay ✓