plain spoken
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
plain spoken
/pleyn spokan/ (adj) hadal qayaxan (si qaawan u hadlid).
waa la naqliyay ✓
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
plain-pied
plain-pied, n.m. - meel siman.
waa la naqliyay ✓
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Plain files
Soofe ilka yar, sikhil
waa la naqliyay ✓
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Plain table
Mils sahati Siman
waa la naqliyay ✓
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
plain-clothes
/pleyn klooths/ (adj) dhar-cad (siiba booliska dhar-cadda ah, ee aan yunifoomka xiran).
waa la naqliyay ✓