plagiarize
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
plagiarize
/pleyjarayz/ (bre) plagiarise; (v) qishid (qof kale fikradiis soo min guurin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
plagiarism
/pley jarism/ (n) qish (soo guurin qof fikradiis, oo laysku magacaabo).
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
maansabooli
m. n. plagiarist, one who secretly mixes another's poetry verses with his own
maansabooli v. plagiarize, secretly mix in ~ use another's poetic verses
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
maansabooli_2
de: plagiarize, secretly mix in ~ use another's poetic verses
hm: 2
lx: maansabooli
pd: (maansabooliyay / maansa-booliday)
ps: v1=tr
key: maansabooli_2
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
placare
v.tr. - xasillin, dejin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prairie
prairie, n.f. - dhul naq iyo doog ka baxo
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
elogiare
v.tr. - ammaanid, faanin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
legalize
/liigalays/ (v) sharciyayn (sharci ka dhigid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
polarize
/powlarays/ polarise; (v) liddi isku ah (kala dhan ah, siiba xagga fikradaha).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
satirize
/saatarays/ (v) dacaayadayn (foor-jayn).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
cagaariye
m.l (-yayaal, m.l/dh) (baayoloji) Walaxda mas'uulka ka ah midabka cagaaran ee dhirta badidoodu leedahay, molikiyuulka cagaariyuhu waa xudunta ugu muhimsan ee nuugista ilayska marka la eegayo falgallada ilayska ee footoosintasiska.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
cagaariye
-ha: (magac, lab, keli) maatarka midabka cagaarka u sameeya dhirta, kaas oo muhiim u ah si ay dhirtu quudkeeda u sameysato.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
placidité
placidité, n.f. - dagnaanshiinyo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
plaintive
/pleyn tiv/ (adj) baroor ah (barooranaya).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
plantaire
plantaire, adj. - calaacasha lugta ee dhulka la dhigo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
stagiaire
stagiaire, adj. - qof tababbar ku jira
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
popularize
/popyalarays/ (v) caan ka dhigid (faafin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
familiarize
/familyarays/ (v) barasho ama barid, macrifo u-yeelasho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pragmatique
pragmatique, adj. - dhab u qaadashada wixi dhaqan gala oo kali ah
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pragmatisme
pragmatisme, n.m. - fikrad wixi dhaqangala oo kali ah rumaysa
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
standardize
/staandharays/ (ame) standardise (bre);(v) isku-hab ka dhigid (isku-si u habayn).