placement test
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
placement test
/ (n) imtixaanka lugu ogaado ardaygu fasalkuu u qalmo (imtixaanka tijaabinta heerka waxbarasho ee ardayga).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
placement office
/pleysmant ofis/ (n) xafiiska shaqa qorista (xafiiska dadka shaqada la raadiya).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Pavement Report
Kawarramidda kebbiska wadda-lugeedka
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Dlacentitis
Mandheer Xanuun
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Latent heat
Kul dahsoone
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
placentation
placentation, n.f. - samaysanka mandheerta.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
precedenteménte
avv. - ka hor, hore.