pique-assiette
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pique-assiette
pique-assiette, n.m. - qofka dadka kale waxay shaqaystan cuna; aan shaqaysan; dulsaar ah.
waa la naqliyay ✓
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pique-nique
pique-nique, n.m. - bannaanka inta la aado lagusoo cunteeyo.
waa la naqliyay ✓
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-serviette
porte-serviette, n.m. - shukumaanka la sudho; katabaanka shukumaanka la sudho.
waa la naqliyay ✓