ereyga

pipeline

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

pipeline

DHAN

/payp layn/ in the pipeline;(n) 1. tuubbo ama dhuun dheer oo badanaa dhulka hoos loo geliyo 2. dhammaan raba (horay looga soo shaqeeyey).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

pipe-line

DHAFAN

pipe-line, n.m. - dhuumaha saliida qaada oo u kala gudbiya meelo kala fog.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

sideline

DHAFANDHAAF

/saydh layn/ (n) 1. shaqada labaad (qofka shaqadiisa labaad) 2. xarriiqda dheer ee garoonka kubbadda cagta lugu xadeeyo.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

zibeline

DHAFANDHAAF

zibeline, n.f. - Xayawaan yar oo laga qiimeeyo dhogortiisa quruxda badan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]

side line

DHAFANDHAAF

xarriiqda dhinaca

waa la naqliyay ✓

Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]

Sidelines

DHAFANDHAAF

Xarriiq gees

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

picket line

DHAFANDHAAF

/pikit layn/ (n) xarriiqda aan la gudbi karin, inta mudaharaadku socdo (teedka ama waardiyayaasha xayira gelidda goobta shaqada).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

peine

DHAFANDHAAF
1

peine, n.f. - xanuun; xanuujin nabar ciqaab ah, wax xun oo aad fashay ama qaynuun diidis.

2

douleur morale - murugo; calool xumo.

3

sanction - ganaax; ciqaab.

4

effort, fatigue - daal

5

difficulté - dhibaato

6

être bien en peine de - walbahaar qab.

7

faire de la peine - dhibid; dhibaato u gaysasho.

8

homme de peine - qofka shaqo adag qabta

9

peines éternelles - cadaabid; la cadaabo

10

à peine - wax yar; wax yar ka hor

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

airline

DHAFANDHAAF

/eerlayn/airlines;(n) shirkad iska leh diyaaradaha dadka qaada. e.g. Saudi Airline is the best airline in the Middle East.

waa la naqliyay ✓

Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]

Airline

DHAFANDHAAF

Shirkad dayuuradeed

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]

airline

DHAFANDHAAF

/eerlaayn/ (n) ururky amy kambanighy dayuurytho leh.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

beeline

DHAFANDHAAF

/biilayn/ (n) si toos ah ugu cararid (ugu deg-degid)

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

incline

DHAFANDHAAF

/inklayn/ (v) 1. wax aad rabtid ama aad ku qanacdo inaad samayso.(n) 2. u janjeera; hoos ama dhinac u janjeera (dhinac u hooseeya).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

incline

DHAFANDHAAF
1

v.fr., foorori, cuski; incline on, ku tiiri.

2

incline: v.i., foororso, cusko, tiirso; incline on, upon, ku tiirso, rakaco; inclined to evil, nin waliba wax xun buu ujeedaa.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

pipette

DHAFANDHAAF

pipette, n.f. - dhuun yar oo loogu talagalay in lagu dhuuqo qulqulka.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

piscine

DHAFANDHAAF

piscine, n.f. - berkedda lagu dabaasho ka dhexeeya dadwaynaha.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

vipérin

DHAFANDHAAF

vipérin, adj. - la xidhiidha maska.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

fidélité

DHAFANDHAAF

fidélité, n.f. - ogolaan; raacsanaan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

PepeIinc

DHAFANDHAAF

Marin dhuuneed

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

piddling

DHAFANDHAAF

/pidhlin/ (adj) aad u yar oo aan muhiim ahayn.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

piétiner

DHAFANDHAAF

piétiner, v. - ku tumasho; ku dul socod

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

ripulire

DHAFANDHAAF

v.tr. - sii nadiifin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

tirelire

DHAFANDHAAF

tirelire, n.f. - sanduuq ama weel xidhan oo meel ka daloola oo lacagta la rabo in la dhaqaalaysto lagu rito

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

vaseline

DHAFANDHAAF

/vaasalin/ (n) boomaato jirka qallaylka ka bi'isa, oo batrool laga sameeyo.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

vaseline

DHAFANDHAAF

vaseline, n.f. - saliid qumbe.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

guidelines

DHAFANDHAAF

/gaydhlaynis/ (n) xeer-degan (xad ama qodobo aan la gudbi-karin).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

porcelaine

DHAFANDHAAF

porcelaine, n.f. - dhoobo nooc gaar ah oo suxuunta iyo faraajiinta laga sameeyo madabkiisuna cad yahay.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

ribellióne

DHAFANDHAAF

s.f. - fallagoobid (da).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

capolinea

DHAFANDHAAF

s.m. hakadka ugu dambeeya ee gaadiidka dadweynaha.

waa la naqliyay ✓

Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]

Direzione

DHAFANDHAAF

Toos, jaho

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

direzióne

DHAFANDHAAF

s.f. - jaho; agaasin, maamul.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

grapevine

DHAFANDHAAF

/greypvayn/ (n) 1. geedka cinabku ka-baxo (n) 2. kutiri-kuteen (warka suuqa laga dhex-maqlo).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

ispezióne

DHAFANDHAAF

s.f. - kormeer.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

madeleine

DHAFANDHAAF

madeleine, n.f. - Nooc kamid ah macmacaanada.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

péripétie

DHAFANDHAAF

péripétie, n.f. - isbadal lama filaan ah.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

pigeonner

DHAFANDHAAF

pigeonner, v. - qof la khaldo ama la siro.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

populaire

DHAFANDHAAF
1

populaire, adj. - shacbi ah; ay dadwaynuhu lee yihiin; caan ah, dadku wada yaqaanaan.

2

front populaire - jabhad shacbi ah; bidix ah; dad weynuhu leeyihiin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

populisme

DHAFANDHAAF

populisme, n.m. - mabda'a tixgalinta dareenka dadwaynaha.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

underline

DHAFANDHAAF

/andhar-layn/ (v) 1. hoos ka xarriiqid. 2. adkayn ama muhiimaddeeda muujin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Zone line

DHAFANDHAAF

Waqti jlideed

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

penicellina

DHAFANDHAAF

s.f. - benishiliin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

pénicilline

DHAFANDHAAF

pénicilline, n.f. - dawo (anti-bayootiga).

waa la naqliyay ✓

Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]

Pipe bender

DHAFANDHAAF

Dhuumo yaqaan

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

popolazióne

DHAFANDHAAF

s.f. - shacbi, ummad.

waa la naqliyay ✓

Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]

Price index

DHAFANDHAAF

Tusaalays sicir

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

ripetizióne

DHAFANDHAAF

s.f. - ku celin (ta), meeris.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

rivelazióne

DHAFANDHAAF

s.f. - waxyi.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Timber line

DHAFANDHAAF

Soohdinta geedaha

waa la naqliyay ✓